Mooshin Cusub oo Golaha Wakiillada Somaliland La Keenayo Sabtida iyo Shir-guddoonka oo Halis ku jira

Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada oo tiradooda lagu sheegay 46 Mudane, ayaa ka soo horjeestay Go’aan uu shalay golahaasi ku ansixiyey Wax-ka-beddel lagu sameeyey Xeerka Doorashooyinka Somaliand, kaas oo jidaynaya in isku mar la Qabto Doorashooyinka Ururrada Siyaasadda iyo Madaxtooyada.