Dowlad ka tirsan Yurub oo shaacabkeeda u fasaxday Isticmaalka xashiishka.

Jarmalka ayaa  ku dhawaaqay qorshe ay ku sharciyeynayso Maandooriyaha Xashiishka, Xili aan Wali  si dhab ah hoos loo eegin ama la meel Marin Xuquuqda  Dadka shaqeeya Muhaajirnta gaar ahaan kuwa Duldun-ka haysta oo hore loogu balan qaaday in Sharci la siin doono .

Maandooriyahan waxa uu Galaaftay Dhalinyaro badan  Muhaajiriin u badan waxaan auu Qofku ku sameeyaa Dhibaatooyin badan oo xaga Maskaxda ah.

Xukuumadda Jarmalka ayaa 4.7 billion oo cashuur ah  Iyo 27,000 shaqaale ah ka faaidi doonta Mashruucan Sharciyeynta Maandooriyahan.

Dad badan oo dalkaas u dhashay ayaa u arka talaabadan mid lidi ku ah fayo dhowrka guud ee bulshada, iyagoo  sheegaya in Dhibaatada Caafimaad,maskexeed ee ay Dhalinyarada kala kulanto xasshiishka.