Waxa Laga Talaabsadday Sharciga oo Waxaaba Wadda Aragtay Somaliland Oo Dhan Sheekh Iyo Shariifba,

Waxa Laga Talaabsadday Sharciga oo Waxaaba Wadda Aragtay Somaliland Oo Dhan Sheekh Iyo Shariifba,

 Waxa Si Sharciga ka baxsan loo samaystay mudo-kordhin iyada oo aan loo marin wado Sharci Iyo Isla-ogola.
Haddana, Haddal Cadho Iyo Cuqdad leh ma jeedin ee waxa uu ula hadlay taageerayaashiisa si diplomasiyad Iyo Tudhaale ku dheehan tahay, Isaga oo goaankiisana dhayda ka cadeeyey.
Waa Hogaamiye hayina oo u carbisan inuu maalmaha dhow majaraha u qabto Qarankan Somaliland.
Madaxweynaha Lixaad Ee JSL Dr Cabdiraxmaan Cirro”