11 Maalmood ayey Saarnaayeen Halkaaas waxay kasoo fuuleen Dekada Magaaladda Lagos ee Nigeria waxaanay kusoo

Cajiib Qiso layaab leh 🚢🇳🇬➡️🇪🇸

11 Maalmood ayey Saarnaayeen Halkaaas waxay kasoo fuuleen Dekada Magaaladda Lagos ee Nigeria waxaanay kusoo xidheen Dekada Jasiirada Las Palmas de Gran Canaria ee Dalka Spain.
Waxay Ku Fadhiyeen qaybta Dambe ee Markabka miisaanta (ship rudder)
oo biyaha ka saraysay wax ka yar 1 Mitir .

3-dan Nin waxa la dhigay Cusbitaal ku yaala Jasiiradaas maadama ay aad u fuuq baxeen .

Bal ka warama mucjisadan 😳

M.D