Guddoomiyaha Baanka Dhexe oo Kulan La Qaatay Guddiga Dabagalka Hantida Qaranka

Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa maanta Kulan La Qaatay Guddiga Dabagalka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiillada Somaliland