Maxaa Kala Qabsaday Wasiir Siciid Sulub iyo Gud Faysal Cali Waraabe Oo Fagaare Isku Weeraray?

Maxaa Kala Qabsaday Wasiir Siciid Sulub iyo Gud Faysal Cali Waraabe Oo Fagaare Isku Weeraray?

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somaliland Siciid Sulub Maxamed iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka qayb-galay xafladda Qalin-jebinta Jaamacadda Beder.