Maxamed Dalxa oo Hargeysa ku geeriyooday,Laba fariimood oo if iyo aakhiroba ina anfacaya ayuu ka tagay.

Maxamed Dalxa oo  Hargeysa ku geeriyooday,Laba fariimood oo if iyo aakhiroba ina anfacaya ayuu ka tagay.

Maxamed Dalxa oo maanta Hargeysa ku geeriyooday Allaah haw naxariisto.

Laba fariimood oo if iyo aakhiroba ina anfacaya ayuu ka tagay.

Fariinta koowaad ayaa ah in qofku inta uu ifka joogo in uu aakhiro u sii shaqaystaa in ay siinayso in uu ilaahay ka rajeeyo wax wanaagsan, geeridana u diyaar garoobo xilli kasta oo uu joogo.

Fariinta labaad oo ifka iyo caafimaadka khusaysa ayaa walaalkeen inoogaga digay cabitaanka sigaarka, waxaanu sheegay xanuunka uu u jiifay oo wadnaha ahaa uu ka qaaday Sigaarka.

Allaah haw naxariistee u duceeya Walaalkeen.