Shir jaraa’id oo ay maanta qaban lahaayeen madaxda xisbiyada mucaaradka ah ayaa

Shir jaraa’id oo ay maanta qaban lahaayeen madaxda xisbiyada mucaaradka ah , ayaa baaqday , ka dib ergo isugu jirta siyaasiyiin iyo ganacsato ay la kulmeen mas’uuliyiinta xisbiyada Waddani iyo UCID.

Saraakiil ka tirsan mucaaradka ayaa u sheegay Telefiishanka Saab in ay wakhti siinayaan ergada illaa 6 maqribnimo.

Salaanmedia/Hargaisa

source Saabtv