“Waxaan Iska Casilay Xilkii aan ka hayay Ururka Kaah” Madar Cabdiqani
17/11/2022
Xil ka tagid Gud:Madar abdiqani.
Mudane Gudoomiye ano xiganaya Xil magacaabid summadeedu tahay Tix/Kaah/XG/ kuna taariikhaysan 15/10/2022.
waxaan halkan kuugu soo gudbinayaa qoraalkan xilkii aad i magacawday ee Gudomiyaha garabka dhalinyarada heer qaran ee Urur Siyaasadeedka KAAH – Somaliland in aan gabi ahaan ba iska casilay. Waxan kaga mahad naqaya mudadi koobnayd een wada shaqynay madaxdii ururka iyo dhaman xubnihi kale ba. Ugu dambayntii waxaan rajaynayaa in aad iga aqbasho codsiga aan halkan kuugu soo gudbiyay.
ALLAA MAHAD LEH.
Madar abdiqani.