“Asma inaan guursado ayan diyaar u ahay,waxaanan balan qaadaya in ay muddo yar kaga soo kabato rafaadkii.

“Asma inaan guursado ayan diyaar u ahay,waxaanan balan qaadaya in ay muddo yar kaga soo kabato rafaadkii iyo dhibkii ay kala kulantay labbadeedii waalid,nolol wanaagsan iyo raaxo aduuna ay ku noolaato”

Wiil reer Ceerigaabo ah oo ka mida dhalinyarada guurka usoo bandhigaya gabadhii dhibka nololeed tirsanaysay.