Golaha Guurtida Somaliland Oo War Muhiim ah Ka Soo Saaray Xaaladda Laascaanood

Golaha Guurtida Somaliland Oo War Muhiim ah Ka Soo Saaray Xaaladda Laascaanood iyo Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha kaddib markii uu saaka furmay kalfadhiga 80aad ee Golahaas.

Ka Daawo Muuqaalka Hoose