Somaliland Oo Ka Digtay Faro-gelin Dibadeed Oo Xaaladda Laascaanood Lagu Siyaasadeeyo

“Cid Kastoo Ka Tirsan Dowlad iyo Ururro Kale Waxa Looga Digayaa Inay Soo Farogeliyaan Xaaladda Gobolka Sool” – Xukuumadda Somaliland Oo Oo Ka Digtay Faro-gelin Dibadeed Oo Lagu Siyaasadeeyo Xaaladda Laascaanood.