Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo maanta..

Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani, ay wehelinayaan Saraakiisha Kale Ciidamada ayaa Ka Hadlay Xaalada Nabadgelyo ee Gobolka Sool.

● Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani
● Sarreeye Guuto Saleebaan Barre Geesod
● Sareeye Guuto Cali Barre Xasan
● Sareeye Guuto Cabdi Axmed Tiir
● G/Sare Axmed Maxamed Ismaaciil
● G/ Sare Jaamaca Maxamed Ismaaciil
●G/Sare Jirde Kayse Muxumer
● G/Sare Xusee Ducaale Dheeg
● G/dhexe Cabdirashiid Axmed Nuur
● G/ dhexe Cali Axmed Shire
●G/Dhexe Khadar Axmed Xasan
●G Maxamed Saleeban Caabi
● Gaashaanle Yuusuf Warsame Axme

La Soco Muuqaalka

Xafiiska Warbaahinta Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL.