War Deg-deg ah , Baadhis cilmiyeysan oo lagu sameeyey natiijadii ceelka Degmadda salaxley wuxuu noqdey SHIDAAL.

War Deg-deg ah.

Baadhis cilmiyeysan oo lagu sameeyey natiijadii ceelka Degmadda salaxley wuxuu noqdey SHIDAAL

Dhawaanna shirkadda Genel Energy Waxay bilaabaysaa Baadhista iyo soo saarista Shidaalka.

Wasiirka Tamarta iyo Macdanta iyo Madaxda Shirkadda Gernel oo ku sugan degmadda salaxley ayaa fariintan bulshada u direy.