War degdega Mustafa Ibrahim Aar (Mustafa Martin ) oo Caawa badhramaha magaaladda Hargysa laga qabtay saldhigana loo taxaabay.

War degdega Mustafa Ibrahim Aar (Mustafa Martin ) oo Caawa badhramaha magaaladda Hargysa laga qabtay saldhigana loo taxaabay.

warar lagu kalsoonyahay ayaa Salaanmedia u xaqiijiyey in Siyaasi Mustafa Ibrahim Aar (Mustafa Martin )Caawa fiidkii gaadhi uu watay lagu dhex qabtay,loona taxaabay Xabsiga .

Dhawaan ayuunbay ahayd Markii Mustafe uu soo gaadhay magaaladda Hargysa oo si Weyn Loogu soo dhaweeyey,isagoo kasoo kicitimay cariga Maraykanka.

Weli ma cada xadhigiisa Lakiin Wixii kasoo kordha Isha ku hay Salaanmedia.

Salaanmedia/Hargaisa