Xukuumadda Somaliland Oo Beesha Caalamka U Gudbisay Xaaladda Laascaanood

Hargeysa (SM)- Xukuumadda Somaliland, ayaa Beesha Caalamka u dirtay Warqad ay ugu faahfaahinayso Dhacdooyinka Magaalada Laascaanood iyo Cidda leh Masuuliyadda Dilalka halkaa loogu geysto Hal-doorka Bulshada Sool iyo Masuuliyiinta Dawladda.