Golaha Guurtida Somaliland Oo Ku dheggan Shirkadaha Bixiya Adeegga Korontada

Golaha Guurtida Somaliland Oo Ku dheggan Shirkadaha Bixiya Adeegga Korontada ee Dalka, waxaanay mudaneyaashu qaarkood soo jeediyeen in Golaha loogu yeedho masuuliyiinta shirkadaha si su;aalo looga weydiiyo arrimo dhowr ah oo ka tarjumaya dareenka bulshada ay xildhibaannadu metelaan.

https://youtu.be/JKQhCegO_b0