Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay Xaaladda Magaaladda Laascaanood soona jeediyey…

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay Xaaladda Magaaladda Laascaanood soona jeediyey…

“Si loo dhameeyo xiisadda Laascaanood, xal nabadeedna loo gaadho, waa in xukuumadda Somaliland ku dhawaaqdo xabbad joojin hal dhinac ah.

Dawladdu waa inay fududaysaa gargaarka bini’aadantinimo ee dadka barakacay, ayna samayso dadaal kasta oo lagu xaqiijinayo nabadda.” Guddoomiye Faysal Cali.

Gudd Faysal Cali Waraabe