Madaxweyne Muuse Biixi iyo Xisbiyadda Mucaaradka Somaliland oo kulmay.
Madaxweynaha Somaliland iyo hoggaanka labada xisbi mucaarad ayaa hadda kulan uga bilaamay aqalka madaxtooyada.
Kulanka ayaa la filayaa in lagaga hadlo xaaladda gobolka Sool iyo khilaafka Doorashada.
Salaanmedia/Hargaysa