“Dhaliili waxba tari-maysee, Anigga iyo Muuse haddii ay wax noo dhexeeyaan waxaan diyaar u

“Dhaliili waxba tari-maysee, Anigga iyo Muuse haddii ay wax noo dhexeeyaan waxaan diyaar u ahay inaan u tanaasulo danta iyo wixii walaal-tinimadayadu ku soo noqonayso, Ee daagaalka iyo dhiiga ku joogsanayo,

Weliba waxaan diyaar u ahay inaan kala shaqeeyo nabada laascaanood , waayo meesha wax lagu farxaa ma yaalaan.

Boqor Buurmadaw, oo Cali Xaraare waraysi siiyay.