“Geesiyaasha Qaranka ee Naftooda u huraya in aynu horumar gaadhno, waxay innaga Mudan yihiin…” ~ Madaxweynaha Somaliland

“Waxan si gaar ah ugu mahadnaqayaa, nabaddaas, horumarkaas iyo quruxdaasi waxay ku timi dhiigga geesiyaasha qaranka ee maalin walba naftooda u huraya si aynu horumar u gaadhno oo inga mudan mahadnaq iyo xusuus gaar ah”.
“Mashaariicda laga hirgeliyey Berbera waxay ka dhigayaan dekedda mid awood u leh inay u adeegto gobolka iyo dalalka aan dekedaha lahayn eek u yaalla qaaraddeena, waana tallaabo taariikhi ah oo dawladdu u qaadday dhinaca hirgelinta qorshihii horumarinta qaranka ee (NDP 1,2, &3)”
“Daah-furka suuqani waxa uu abuurayaa fursado ganacsi, shaqo abuur, korodhsi aqoon farsamo, mid maamul, mid adeeg, is-dhexgalka iyo wax wada-qabsiga caalamka”

https://youtu.be/PqN_pdIwb4E