Maayirka Xudun Oo Beesha Caalamka U Bayaamiyey Inaan Indhaha Laga Qarsan Karin Xaaladda Laascaanood

Maayir ku-xigeenka degmada Xudun ee gobolka Sool, Cabdinaasir Cabdiqaadir Guure, ayaa Beesha Caalamka U Bayaamiyey Sida aan Indhaha Loo Qarsan Karin Xaaladda magaalada Laascaanood oo uu xusay in maamul-goboleedka Puntland ku soo duulay.