Madax Dhaqameedka Togdheer Oo Garnaqsi Hordhigay Garaadada Sool

Qaar ka mid ah Cuqaasha iyo madaxda Dhaqanka ee Gobolka Togdheer, ayaa nabad iyo wada-hadal xukuumadda Dhexmara ugu baaqay Garaaddada horkacaya xiisadda dagaal ee ka taagan magaalada Laascanood ee Xarunta gobolka Sool.

https://www.youtube.com/watch?v=djFoVxpQeUQ