Sheekha ugu caansan dunida muslimka loona daba fadhiisto culuumul Qur’aanka oo si wey Hargeysa loogu soo dhaweeyey. By Hamse - March 3, 2023 Dr. Sheekh Axmed Macsaraawi ayaa Hargeysa lagu soo dhaweeyey.