Daawo Sawiro Xafladii 18 May oo London ka dhacday iyo madaxsare oo reer Somaliland ah oo kasoo qayb galay…

Daawo Sawiro Xafladii 18 May oo London ka dhacday iyo madaxsare oo reer Somaliland ah oo kasoo qayb galay…

Xaflad aad u saraysa oo ay soo qaban-qaabiyeen Jaaliyadda Somaliland gaar ahaan SSUK ayaa ka qabsontay Galbeedka London.

Xafaladda oo ay kasoo qayb galeen Xukumadda Somaliland,Xisbiyadda qaranka iyo ururadda Bulshada ayaa si wacan u qabsoontay.