Qodobo Is Afgarad ah oo ay gaadheen Ergooyinkii Wakiilada Iyo Madaxdhaqameedka ka koobnaa.
1. In Xukumada ay kusoo qanciyaan sidii ciidanka ay gaysay Buurta Gacan Libaax uga soo qaadi lahayd.
2. In xukumada la soo fadhiisiyo miiska wada hadalka.
Madax dhaqameedka ayaa muujiyay in ay qodobadan kala quusteen Madaxwaynaha iyo xukuumadiisa balse waxay ka warsugayaan natiijada ay ka keeni doonaan ergada wakiiladu.