Xildhibaan Nuuradiin Axmed Dayib ayaa maanta iska xaadiriyay shirkii fulinta xisbiga wadani,
Xildhibaankan ayaa hore xisbiga kulmiye ka tirsanaa kana soo baxay .
Gobolka sool ayuu ka soo jeeda xildhibaan Nuuradiin, welina wax faah-faahina kama bixin sababta Xisbiga kulmiye uu uga cararay .