Milicsiga 20 Sanno Ka Hor iyo Qiyamka Haldoorkii Soo Maray Somaliland

Mowqifkii Marxuum Maxamed Xaashi Cilmi (AHN) ee ilaalinta Hantida Shacabka iyo Khilaafkii Daahir Rayaale Dhexmaray ee Sababay inuu ka qaado Xilka Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha Somaliland bishii May 2004-tii.