Home » Entries posted by admin (Page 545)
Entries posted by admin
MA U BAAHAN TAHAY XISAABIYE (ACCOUNTANT)  KUU SAHLA ARIMAHA SHARCIGA.

  MA U BAAHAN TAHAY XISAABIYE (ACCOUNTANT)  KUU SAHLA ARIMAHAAGA SHARCIGA.   Waxa aan booqasho ku tagay si aan wax uga ogaado shaqada ay qabtaan shirkada la yidhaahdo THAMES ACCOUNTANTS oo ah shirkad dadka ka caawisa xisaabaadka, tax, payroll, payslips iyo wixii la mida. Shirkadaa waxaa ka director ah Sacad Mohamed Qawdhan, xafiiskooduna wuxuu ku […]

Continue reading …
Xafladii Somaliland Commmunity Achievement Award 2012 oo habeenkii Sabtida London ka dhacday ..Daawo video

Waxa Habeenkii Sabtida 3.11.12 Ka dhacday xaflad aad u balaadhan oo ay soo qaban-qaabiyeen West London Somaliland Community oo abaal marino kala du-duwan lagu gudoonsiinaayey qaar ka mid ah dadka loo gartay inay wax weyn qabteen ee degan dalkan Ingiriiska, iyo dhalinayada Schoolda dalkan Ingiriiska waxka barta oo shahaadooyin la guduunsiiyey, Waxa kale oo shahaadooyin la gudoonsiyey […]

Continue reading …

Hello world!

No Comment

Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start blogging!

Continue reading …
Page 545 of 545« First‹ Previous543544545