Home » Entries posted by muse jama (Page 2)
Entries posted by gacal

Hambalyo Boqor Ahmed ismaaciil haaji nuur iyo Boqorada Huda Abdale Ali oo meherkoogu ka dhacay jimcihii 18 August 2017 magaalada Birmingham dalka UK.

Comments Off on Hambalyo Boqor Ahmed ismaaciil haaji nuur iyo Boqorada Huda Abdale Ali oo meherkoogu ka dhacay jimcihii 18 August 2017 magaalada Birmingham dalka UK.
Hambalyo Boqor Ahmed ismaaciil haaji nuur iyo Boqorada Huda Abdale Ali oo meherkoogu ka dhacay jimcihii 18 August 2017 magaalada Birmingham dalka UK.

Hambalyo hambalyo hambalyo Hambalyo meher: Eng Abdi Ahmed Arab iyo Xaaskiisa waxay hamblayo kal iyo lab ahu dirayaan Boqorka Ahmed ismaaciil haaji nuur iyo Boqorada Huda Abdale Ali oo meherkoogu ka dhacay  jimcihii 18 August 17 magaalada Birmingham ee dalka  UK. Waxaanu leenahay. Baraka laahu laka as baraka calayka wajamaca baynakuma bilkhayr. Aaammiiim  

Continue reading …
Jaaliyada Somaliland UK ( SLSUK ) waxay xusuusinaysaa bulshada Somaliland ee ku dhaqan UK in la gaadhay waqtigii laga arrinsanlaha dabaaldega maalinta qaaliga ah ee 18ka May 2015 oo ah maalintaynu ku dhawaaqnay gooni isu taageena iyo dib ula soo noqoshada madax banaanida Somaliland.

Ogaysiis   Jaaliyada Somaliland UK ( SLSUK ) waxay xusuusinaysaa bulshada Somaliland ee ku dhaqan UK in la gaadhay waqtigii laga arrinsanlaha dabaaldega maalinta qaaliga ah ee 18ka May 2015 oo ah maalintaynu ku dhawaaqnay gooni isu taageena iyo dib ula soo noqoshada madax banaanida Somaliland. Sidaa awgeed waxay SLSUK ka codsanaysaa  dhamaan cidii danaynaysa […]

Continue reading …

HOGANKA XISBIGA WADDANI ee Uk ayaa Kulan aan caadi ahayn isugu yimi Caasimada Dalka Ingiriiska ee London kulankaas oo taageero iyo Hambalyo u ahaa khudbadii uu shalay 19-2-15 jeediyay gudomiyaha xisbbiga waddani mudane cabdiraxman maxamed cabdilahi cirro ee ka tarjumaayay dareenka shacbka somaliland ee ku nool dalka gudihiisa iyo dibadiisaba taas oo ahayd Khudbad taabatay […]

Continue reading …

ANAGOO AH QURBA JOOGA U DHASHAY GOBOLKA TOGDHEER ee kala jooga daafaha caalamka waxaanu hanbalyo taageero buuxda oo dhan kasta ah u diraynaa G/ku xigenka cusub ee gobolka togdheer mayor kii hore ee gobolka Togdheer. Mohamed Diriye Xayd.(Dibjir). Waxan Ilahay uga barynaa in XILKA cusub ee madaxweynuhu u igmaday ILAHAY u fududeyo. OO u noqdo […]

Continue reading …

ANAGOO AH QURBA JOOGA U DHASHAY GOBOLKA TOGDHEER ee kala jooga daafaha caalamka waxaanu taageero buuxda oo dhan kasta ah la garab taaganahay musharaxa goloha barlamaanka somaliland ee gobolka togdheer mudane cabdi maxamed xaaji nuur cabdi burco oo 25-1-15 kaga dhawaaqay inuu u taagan yahay doorashada soo socota ee barlamaanka somaliland waxaanu leenahay hambalyo hambalyo […]

Continue reading …

Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa gudomiyaha xisbiga waddani ee East Midlands ee dalka UK. Colonel Cabdi Burco oo maanta kaga dhawaaqay magaalada burco oo uu booqasho ku joogu inuu ka sharaxanyahay gobolka Togdheer doorashada soo socota ee barlamaanka jamhuuriyada somaliland waxaan aaminsanahay inuu kasoo bixi doono hawshaas haduu ku guulaysto kamid noqoshada golaha sharci dejinta […]

Continue reading …

INA LILAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN, Waxaa dhambaal tacsi ah nasoo gaadh siiyay xoghayaha xidhiidhka gobolada dalka uk ee xisbiga waddani mudane maxamed carab wacays isagoo ka tacsiyadaynaaya gudomiyaha garabka haweenka ee xisbiga waddani ee magaalada sheffield marwo saado ciise cismaan food geerida ku timi aabaheed ciise cisman oo maanta 22-1-15 ku geeriyooday magalada hargeysa […]

Continue reading …

  KULAN SHARFEED LAGU SII SABOOTINAAYAY SIYAASIGA WEYN EE CABDI DIIRIYE XIRSI Waxaa habeenkii xalay oo taariikhdu ahayd 15-01-15 lagu qabtay magaalad bristol ee dalka uk kulan isugu jira ambabixin iyo casho sharaf kaas oo ka dhacay hotelka caanka ah ee Lona Restaurant kulankan oo ay kasoo qayb galeen xubno kamida xisbiga waddani laanta bristol […]

Continue reading …

Casho sharaftaasi oo ay soo abaabuleen Table7 & SSUK ay waxa kala soo qaybgalay marti sharaf tiro badan ee qaranka JSL. Sidoo kale waxa Kulankaasi kala soo qaybgalay dhalinyarada GALBEDKA london. Guudoomiye ku xigenka 1. Ahmed MUMIN SEED oo goobta   ka hadlay ayaa u soo jeediyay mahadcelin iyo bogaadin Table7 iyo SSUK oo soo […]

Continue reading …

KULAN SHARFEED LAGU MAAMUUSAAYAY WAX QABADKA GUDOMIYAHA XISBIGA WADDANI UK Waxaa habeenkii xalay lagu qabtay hotel ku yaala galbeedka london kulan aad u qurux badan oo uu qabsaday xisbiga waddani waxaana kasoo qayb galay gudomiye kuxigeenka 1aad ee xisbiga waddani mudane axmed muumin seed. Agaasimaha xisbiga marwo yasmiin cali raygal gudomiyaha xisbiga waddani ee dalka […]

Continue reading …

INAA LILAAHI WA INAA ILEHEY RAAJUCUUN DHAMAAN ASXAABTA TABEL 7 GROUP WAXEY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRINAYAAN MADAX WEYNHA JAMHUURIYADA SOOMALILAND AHMED MAHAMED MAHAMUD SIILAANYO OO WALAALKII JAMAC MAHAMED MAHAMUD KU GEERYOODEY MAGAALADA LIVERPOOL EE CARIGA INGIRIISKA. MARXUUMKA WAXEY ILAHEY UGA BARYAYAAN IN UU JANAFARDOWSA KA WARAABIYO EHELADII IYO QARAABADII UU KU GEERYOODEYNA SAMIR IYO […]

Continue reading …

 Shir ay isugu yimadeen qurba jooga reer togdheer oo ka dhacay magalada london waxay cod dheer ku canbareeyeen falkii foosha xumaa ee waxshinimada ahaa kaas oo muwaadiniinta reer somaliland qaarna lagu laayay qaarna lagu dhaawacay waxaa ayaan daro ah ayay yidhahdeen in xukuumadii lasoo doortay ee dadku cod kooda siiyeen ay ugu abaal gudo inay […]

Continue reading …

saxaafadeed uu kaga hadlaayo xaaladihii u dambeeyay dalka ka dhacay haddaba war murtiyeedkii chief caaqil farax chief caaqil cabdilahi muuse wuxuu u dhignaa sidatan. Anigoo aad uga tiiranyaysan waxaan tacsi u dirayaa dadkii shacabka ahaa muwaadiniinta ahaa ee iyagoo dareen kooda cabiraaya maanta rasaasta lala dhacay waxaan ilahay uga baryayaa inuu inta dhimatay u naxariisto […]

Continue reading …

Qurba jooga Beesha Reer Xuseen ee ku kala nool daafaha caalamaka ayaa maalintii sabtida oo Bishu ahayd 1/11/2014 waxa ay isugu yimaadeen shirweyne ay ka soo qayb galeen aqoon yahano siyasiyiin odayaal dhalinyaro haween. Shirkaas oo aad loogaga wada hadlay xaaldda dalku marayo iyo arimo gaar beeshan iyo degaankeeda u khuseeya oo ay ka mid […]

Continue reading …

Magacaygu waa salebaan ali bille waxa aan ahaa Xidhiidhiyaha guud ee xisbiga Waddani laantiisa USA Waxa aan halkan ka cadaynaya in aan manta oo tariikhdu tahay 18/10/14 in aan iska casilay xilkii aan u hayay xisbiga waddani laantiisa USA Duruufo aniga ii gaara awgoodaxa aan halkan ka cadaynaya in aan manta oo tariikhdu tahay 18/10/14 […]

Continue reading …

Hanbalyo hanbalyo. Dhalasho wacan Ibrahim ahmed ismail.(armani) Iyo xaskisa. Ayaan abdilahi cige obsiye. Oo shalay wiil ugu dhashay 5/10/2014. Wadanka boqortoyada UK. . Magalada London waxaan 1-Hooyo casha muhumed ali 2-jawahir ismail ahmed. 3- abdi ismail ahmed 4- mustafe ismail ahmed. 5-Ifrah ismail ahmed 6-fadax ismail ahmed 7-nimco ismail ahmed 8-Ayaan ismail ahmed. Dhamantood waxaay […]

Continue reading …

Casho sharaf aad loosoo agaasimey oo isugu jirtey soo dhoweyn iyo is waraysi ayaa ka dhacday galbeedka magaaladda London Hoteelka Nomad . Halkaa soo lagu soo dhoweynaayey. Gudoomiye ku xigeenka gudida mihnadlayaasha caafimaadka qaranka S/land .cabdiraxmaan maxamed axmed (doodi) iyo siyaasi ahna qoraa oo kayimi dalka iswiidhan. MudaneCumar x ibile aadam. halkaa oo laysku weydaarsadey […]

Continue reading …

JAHLIYADA SSUK EE WADANKA UK OO XALAY KULAN CASHO OO AAY KU SOO DHAWEEYN U SAMEEYEY “.Gudoomiye kuxigeenka Mihnadlayaasha Caafimaadka Somaliland. Dr. Abdirahman Ahmed Doodi HOTELKA NOMAD. EE GALBEDKA LONDON. Casho sharaftaasi oo ay soo abaabuleen JAHLIYADA SSUK ay waxa kala soo qaybgalay marti sharaf tiro badan ee qaranka JSL. Sidoo kale waxa Kulankaasi kala […]

Continue reading …

Casho sharaftaasi oo ay soo abaabuleen JAHLIYADA SSUK ay saaxiibo aheeyeen gydoomiye Shiine waxa kala soo qaybgalay marti sharaf tiro badan ee qaranka JSL. Sidoo kale waxa Kulankaasi kala soo qaybgalay dhalin kale oo ka socotay barbaarta Table 7 ee galbeedka London, oo goobta as I ka hadlay ayaa u soo jeediyay mahadcelin iyo bogaadin […]

Continue reading …

Dhamaan Bulsho Weynta Somaliland Ee Kunool Dalka Ingiriiska Iyo Tageerayaasha Xisbiga WADDANI Waxaanu Ugu Baqaynaa Inay Kasoo Qayb Galaan Xaflad Aad U Weyn Oo Lagu Qaban Doono Magaalada BRISTOL Xafladaas Oo Ah Mid Lagu Soo Dhawaynaayo Tageerayaal Baaxadleh Oo Ku Soo Biiraaya Xisbiga WADDANI Iyadoo Lagu Soo Bandhigi Doono Barnaamijiyada Iyo Himilooyinka Xisbiga WADDANI Waxaa […]

Continue reading …
Page 2 of 3123