Home » Entries posted by muse jama (Page 3)
Entries posted by gacal

Casho sharaftaasi oo ay soo abaabuleen dhalinyaro ay saaxiibo aheeyeen gydoomiye Shiine waxa kala soo qaybgalay wasiir ku xigeenka Gaashaanshiga JSL iyo Xeerilaalyaha guud ee qaranka JSL. Sidoo kale waxa Kulankaasi kala soo qaybgalay gabadha ah mudane ka tirsan golaha deegaanka Bristol Councillor Hibaq Jama iyo dhalin kale oo ka socotay barbaarta Table 7 ee […]

Continue reading …

XAFlA DA OO AYSOO ABABUULE HAWEENKA GOBOLKA GABILEY EE WADANKA UK WAXA KA SOO QAYBGALAY WAXGARADKA AQOONYAHANO CULUUMO AWDIIN IYO IYO HAWEENKA. IYO BULSHADA QAYBAHEEDA KALA DUWEEN EE REER SOMALILAND XAFLADA OO   AHAYD MID AAD, U QURUX BADNEYD AYAA WAXAA LAGLA WAD HADLAY SIDII LOGA WADA SHAQAYN LAHAA NABAD GALYADA IYO HORUMARKA DEGANKA DHAMAN […]

Continue reading …
Continue reading …

 

Continue reading …

 

Continue reading …

 ANOGOO AH QURBAJOOGA GOBALKA TOGDHEER EE KU KALA NOOL QAARADAHA ADUUNKA WAXAANU HAMBALYO IYO BOGAADIN U DIRAYNAA CHIEF CAAQIL FARAX CHIEF CAAQIL CABDILAHI MUUS ABDULLE OO KU SOO BIIRAY MADAXDA DHAQANKA SOMALILAND GUULBAY U TAHAY GUUD AHAAN SOMALILAND GAAR AHAANA GOBALKA TOGDHEER WAXAANU AAMINSANAHAY INUU CHIF CAAQIL FARAX CHIEF CAAQIL CABDILAHI MUUSE REER SOMALILAND XILKA […]

Continue reading …

Taageerayaasha XISBIGA WADDANI laamihiisa Debed oo Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Chief Caaqil Farah Chief Caqil Cabdillaahi Muuse.   Waxa ay taagerayaasha XISBIGA WADDANI Lamihiisa Debedu Hambalyo iyo Bogadin u dirayaan Chief Caaqil Farax Chief Caaqil Cabdillaahi Muuse ABDULLE oo lagu Caleemo saarayo magaalada BURCO maanta oo sabti ah. Waxaanu Eebe uga rajaynaynaa inuu u […]

Continue reading …

Hambalyo Meher Wacan Oo Ku Socota Caruuska Cabdirahmaan Adan Ali iyo Caruusada Madiina Siciid Biix. Dhamaan Waxay Dadkan Hoose Ku Qoran Halkan Dhambaal Hambalyo iyo Bogaadin ah Udirayaan Meherka Wacan ee Cabdirahmaan Adan Ali iyo Marwo Madiina Siciid Biixi Oo Saaka 15-08-14 MeherKoodu Jimcahan Barakaysan Ka Dhacay Hotel Ambastoor Ee Magaalada Hargaysa. Eng Cabdi Ahmed […]

Continue reading …

 haddaba caaqilka cusubi wuxuu kasoo jeedaa qoys taariikh aad u facweyn ku leh guud ahaan gayiga dadka afka somaliga ku hadlaa degaan aadna looga wada yaqaano caaqilka cusub aabihii wuxuu ahaa chief caaqiladii ugu magaca waynaa dhulka somalidu degto wakhtiyadii uu dhulka haystay gumaysigii reer europe wuxuu kaloo kamid ahaa abwaanada ugu magaca wayn ee […]

Continue reading …

OGAYSIIS OGAYSIIS DHAMAAN UMMADA REER SOMALILAND Waxaanu ku wargelinaynaa in maalinta sabtida 16/8/14 hadii ilahay raali ka noqdo magalada burco lagu caleemo saraayo CHIEF CAAQIL FAARAX CHIEF CAAQIL CABDILAHI MUUSE ABDULLE   haddaba caaqilka cusubi wuxuu kasoo jeedaa qoys taariikh aad u facweyn ku leh guud ahaan gayiga dadka afka somaliga ku hadlaa degaan aadna […]

Continue reading …

MAXAY ISKA SHABAHAAN MADAXWEYNAHA DALKA ZIMBABWE. MR ROBERT MUGABE IYO WASIIRKA MACDANTA IYO TAMARTA SOMALILAND MR XUSEEN CABDI DUCALE Waxaan salamaya saxafada madaxa banaan salaan kadib sida aad cinwaanka sare ku aragtaan bani’aadamku meelo badan ayay iska shabihi karaan ama isaga ekaan karaan waxaa kamida dabeecada muuqaalka socodka iyo wax yaabo badan oo kale hadaba […]

Continue reading …
Daawo Barnaamijkii salaamaha  ciida  london Kaltuun Muuse
Continue reading …

Sawiro Madaxweynha jamhuuriyada somaliland oo Maanta Ka anbabaxay Magaalada London

Continue reading …

WAA SHEEKO DHACDAY OO QABSATAY MR QABO IYO SAXIIBKII KEYSE GURAY Waxay ahayd maalmihii ugu dambeeyay bishii Ramadan Waxaanu afurada ku sugaynay Nomad Restaurant oo ku yaala galbeedka london dadku way sooman yihiin waa saacadihii ugu dambeeyay dadku ilahay ayay u af xidhan yihiin waxaa goobta ku sugan tiro dad ah waxaa albaabka kasoo galay […]

Continue reading …

Magacaygu waa Omar Ali Abdi Maansadan deeleyda ah magaceedu waa DULMANE, waxay daba socotaa oo qayb ka tahay Silsiladdi GARBA-DIIR ee uu daah furay Abwaan Axmed Aw Geedi. Maansadu waxay si balaadhan u taabanaysaa dhibta iyo dhaliisha jirta, mid siyaasadeed, mid maamul, dhaqaale iyo mid bulsho, xukuumada maanta Somaliland ka talisa ee Axmed Siilaanyo. Iyadoo […]

Continue reading …

TAARIIKHDU IS QARIIN MAYSO ILAHAYNA QADIINMAYO. HALYEYGII KEENAY ICTIRAFKA SOMALILAND MOHAMED ABDILAHI ISSA OO MUTAYSTAY IN MAGALDA SHEFFEILD EE DALKA UK STREETYADA SAWIRADIISA LAGA TAAGO.ARINTAS OO KA TIMI COUNCULORS SHEFFEILD. Prof: mohamed abdilahi. Waa aqoonyajay somalilander ah oo ka soo jeeda gobolka togaher magalo madaxda Burco mohamed waxu school ka hoose ka sar kaga baxay […]

Continue reading …

Go’aanada geesinimada leh ee uu ku hore marinayo degaanka, gaar ahaan Go’aankaas uu ku mabnuucay goynta dhirta iyo kaganacsiga dhuxusha. Arintaas oo ahayd aafo ku habsatay deegaano badan oo dhulka Soomaalidu degto, xaalufisayna dhuldaaqsimeedkii xoolaha oo ah waxa keliya ee nolosha dadkeenu ku xidhan tahay. Dhamaan waanu ka codsanaynaa dadka degaanku in ay u hogaansamaan […]

Continue reading …

Waxaa galabta magalada London ee cariga ingiirska ee heathrow airport ka soo dagay gudomiyaha gobolka gabilay. Mr mustafe shiin halkas oo soo dhaweyn Aad u heer saraysaa logu soo dhaweyaay dhaman shacabka reer somaliland oo Aad u soo dhaweyaay. Gudomiyahu Aad ayuu ugu mahad celiyay dhaman shacabka reer soamaliland iyo asaxabtisa qaliaga ah ee loo […]

Continue reading …

Bismillaahi Arramanirraxeem. Mudanayaal iyo marwooyinka sharafta iyo maammuuska naga mudan waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.Allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa Muxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato. Bismillaahi Arramanirraxeem. Taariikh:16/06/2014 Ku: Beesha Ciidagale deggen Ingiriiska Ujeeddo: Shir lagu dooran doono guddi horumarineed oo hoggaamisa beesha Ciidagale ee deggen Carriga Ingiriiska. Og : […]

Continue reading …
Page 3 of 3123