Home » Archives by category » Community (Page 103)

Milton Keynes 25.3.13 (SM)Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa sawiro qurux badan oo ku saabsan xaflad aad iyo aad u qiimo badnayd oo dhawaan ka dhcday magaalada Milton Keynes ee dalkan Ingiriiska  oo ay soo  qaban-qaabiyeen xubnaha xisbiga qaran ee Waddani kuwooda degan dalkan United Kingdom gaar ahaan magaalada Milton Keynes. Xafladaas oo arimo badan oo siyaasadeed […]

Continue reading …
Caruurta la qaato dalalka qurbaha iyo sida looga bad-baadi karo..Daawo Video

Please follow and like us:

Continue reading …

  Dalka Holland ayaa waxaa mar kale ka soo baxay orod-yahan da’yar oo ka soo jeeda dalka Soomaaliya, kaasoo dhawaan wacdaro ka dhigay magaalada Bergen op Zoom ee gobolka Brabant, kadib markii uu ku guuleystay Orodka 400-mitir. Osman Abdillah Hamud waa 17-jir u dhashay dalka Soomaaliya, oo Muddo 1-sano iyo 2-bil ka hor Magan galyo […]

Continue reading …
Baseerah Training Centre London iyo Sheekh Cabdilaahi Cisman…Waa xarumo ku kala yaala Southall iyo Neasden

 London,25.3.13 (SM) Baseerah Training Centre London waa xarumo  ku kala yaala xaafaddaha Southall iyo Neasden  ee Galbeedka magaaladda London, Waa Madarisad caruurta Soomaalida  lagu baro waxbarashada Diinta iyo ta maadigaba ahba,Sheekh Cabdilaahi Cismaan  waa guddomiyaha Madarisada waxa aan kusoo booqday xaruntiisa ku taala xaafadda Neasden si aan wax uga ogaado horumarka iyo hawlaha uu qabto. […]

Continue reading …

INAALILAAHI WA’INAA ILEYHI RAAJICUUN Dhamaan dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin ee degana wadanka UK, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii uu ka geeriyooday Marxuun Mohamud Xaaji Jama Miyateyn oo 25-03-13 ku geeriyooday magaalada London, waxaan marxuunka ilaahay uga baryanaa in uu jannadii fardowsa ka waraabiyo aamiin aamiin. 1. Chairman Ururka WADANI UK Mudane Ahmed Maxmed […]

Continue reading …
Hereri Iyo Hargaysa……. Geel iyo Fardoole,waa muwaadin qurbaha kasoo haajirey

Please follow and like us:

Continue reading …
Prof Samatar iyo Siyaasada Somalia

Please follow and like us:

Continue reading …
Maxaad kala socotaa Shirka May ka dhacaaya London….Daawo video Ambassador Cabdifataax

Please follow and like us:

Continue reading …

Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Somaliland  ahna G Xisbiga WADDANI ayey qaar ka mid ah tageerayaasha xisbiga iyo jaaliyadda Somaliland ee Finland ay ku qabileen casho sharaf aad u heersareysa.. Kulankaas oo isugu jirey casho sharaf iyo xogwaraysi ayaa lagu qabtay Magalada Helsinki Ee Wadanka Finland. Marwada Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Marwo Farduus M. Roobel (dhexda).   Please […]

Continue reading …

HAMBALYO HAMBALYO. Waxaanu hambalyo Aroos u direynaa Boqor Ahmed Sheikh Cumar Ceesh iyo Boqorada Hoodo Ahmed Cise Oomaar Oo xalay Arooskoodu ka dhacay Caasimadda Somaliland Hargeisa Gaar ahaan Hotelka Scandanaviyanka. Waxaanu Ilaahay iddiinka baryeynaa Ubad kheyr Qaba, nolol wanaagsan oo cissi iyo sharaf badan Aamiin Aamiin. Waxa Hambalyada Diraya Dhamaan Reer Oomaar oo kala ah: […]

Continue reading …
Daawo Video: Xafladii Xisbiga UCID ee Seattle  JAMAAL CALI XUSEEN IYO KEYSE GUREY

Please follow and like us:

Continue reading …
Gabadh Asalkeedu Somali yahay oo u Sharraxan Hoggaanka Sare ee Hay’adda Ganacsiga Adduunka ee W.T.O..Daawo video

Please follow and like us:

Continue reading …
Horumarka shacabka Soomalida UK….Maxaad kala socotaa xarumaha Baseerah Training Centre London iyo Sheekh Cabdilaahi Cisman

 London,25.3.13 (SM) Baseerah Training Centre London waa xarumo  ku kala yaala xaafaddaha Southall iyo Neasden  ee Galbeedka magaaladda London, Waa Madarisad caruurta Soomaalida  lagu baro waxbarashada Diinta iyo ta maadigaba ahba,Sheekh Cabdilaahi Cismaan  waa guddomiyaha Madarisada waxa aan kusoo booqday xaruntiisa ku taala xaafadda Neasden si aan wax uga ogaado horumarka iyo hawlaha uu qabto. […]

Continue reading …
‘CALI GURAY IYO FAYSAL CALI WARAABE WAXAAN LEEYAHAY DADKA HA CAAYINA.DAWLAD NIMADU NACAYB MAAHA’ Dr: Maxamed Yasiin Xassan Wasiirkii Hore ee Kaluumaysiga iyo Maamulka Dekadaha ee Somaliland

Please follow and like us:

Continue reading …

Dhamaan Bahda Salaanmedia News Oo Hambalyo U Diraya Wariye Maxamed Muuse Banjiidh Iyo Khadra Muxumed Faarax   Oo Meherkoodu Maanta Axadii Ka Qabsoomay Hotelka African Village Ee Caasimada Hargeysa … Ismaaaciil aaden nuur iyo xaaskiisa Sh.maxamed muumin aaden iyo xaasaskiisa Mustafe C/qaadir Ibraahim Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa Maxamed Dayib Aw-cali Xaaskiisa Iyo caruurtiisa Khadar Aw Cumar […]

Continue reading …
DOOD..aad u xiiso badan DAAWO

Please follow and like us:

Continue reading …

KALA SOO XIDHIIDH CINWAANKAN HOOS KU QORAN. Musa Construction Machinery ImportSaleh Musa HassanGeneral Manager Tell  China 008618757861523 salehmusah@gmail.com Please follow and like us:

Continue reading …

Please follow and like us:

Continue reading …

Waxaan Hambalyo iyo Bogaadin. Kal iyo Laab ah u diraynaa walaalkay Cabdiraxmaan dhuule iyo Marwadiisa Muna . Oo caawa arooskoodu ka dhacay gobolka togdheer gaar ahaan dagmada Duruqsi waxaanaan layahaya Noqda reerkii kuwii isku waara ee ubad khayr qabana kala hela . Aamin Aamin. by Abdtifatah ali (miig) Abdifatah ali Mohamed (miig) iyo xaaskiisa shadiya […]

Continue reading …

Gabar yar oo noqotey gabadhii ugu horeysay oo Soomaali ah oo buug ku qorta luqada afka Ingiriiska March 23, 2013 | Filed under: Dhacdooyinka,News | Posted by: a9xcg Gabar yar oo Soomaali ah oo ku nool dalka Ingiriiska ayaa waxaa la sheegay inay noqotey gabadhii ugu horeysay ee Soomaaliyeed ee buug ku qorta luqada afka […]

Continue reading …