Home » Archives by category » Community (Page 112)
Continue reading …

Waxa xalay lagu qabtay kulan balaadhan oo ay isugu yimadeen dad aad u fara badan oo ka mid ah jaaliyadda Somaliland ee dalkan degan kulankaas oo lagu daa-furaayey mideynta ururadda Somaliland ee dalkan ka jira, kulankaas oo ay soo buux dhaafiyeen dadweyne ka kooban bulshada reer Somaliland ee dalkan Ingiriiska degan iyo Ururo aad u […]

Continue reading …
Daawo wiil Somali dhalinyaro ah oo dalka Turkey caan ka noqday…Heesta uu soo bandhigay
Continue reading …
Waraysi…Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID..Mudane Axmed Aadan Ismaciil(Keyse Gurey)
Continue reading …
Continue reading …

    Kulan   ka dhacay Galbeedka London oo lagu daah-furaayey mareeg cusub oo la magacbaxday..www.salaanmedia.com.kulankaas oo ay kasoo qaybgaleen qaar ka mid ah jaaliyadda reer London oo kulankaas kasoo qaybgalay waxay ahaayeen dhalinyaro qoonyahano ah degan  magaaladda London,     Lasoco warbixin kooban oo ku saabsan mareegta (Website) Salaanmedia.com Xamse Axmed Salaan London xamse100@gmail.com  

Continue reading …

Abwaan C/laahi Xasan Dhoodaan oo Saaka ku Geeriyoodey Magaalada Herer ee Dalka Itoobiya   Jimce, Abriil 26, 2013 (SM)- Abwaan C/laahi Macalin Xasan ”Dhoodaan” oo kamid ahaa sugaanyahanada Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan ayaa ku geeriyoodey magaalada Herer ee dalka Itoobiya.  Warka ku aadan geerida abwaan Dhoodaan ayaa soo baxay gelinkii hore ee maanta, wuxuuna ku […]

Continue reading …
18 MAY IYO SOMALILAND
Continue reading …
Qurba jooga Somalida ee Dalkan Ingiriiska oo ka hadlaaya Shirka London..Daawo Muqaal
Continue reading …

Xarun Caafimaad Casri ah oo loogu Talogalay Haweenka oo laga Furay Hargeysa April 25th, 2013  Hargeysa (SM)- Xarun caafimaad loo adeegsan doono qalabyo iyo aqoon casri ah si loogu badbaadiyo haweenka iyo carruurta yaryar, ayaa laga furay caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Xarutan caafimaad oo ay hirgelisay haweenay magaceeda la yidhaa Khadra Cali Cigaal oo ah […]

Continue reading …
SURAH KAHF (FULL) – THE CAVE 18 || SALAH BUKHATIR || W/TRANSLATION
Continue reading …

        Waxaanu kugu soo casuumaynaa, shir balaadhan oo ay qabanayso Hay’ada horumarka ee HAAD. Shirkan waxaa lagu lafo gurayaa sidii dhulkii hooyo ee Somaliland loo horumarin lahaa. Hay’ada HAAD waxay sanadihii lasoo dhafay mashaariic wax ku ool ah oo arimaha bulshada ah ka hirgalisay Somaliland. GOOBTA SHIRKA Address: Praxis Community Project Pott […]

Continue reading …

 

Continue reading …

Safaaradda Somaliland ee UK waxay ogeysiinaysaa dadweynaha reer Somaliland in sannadkan 18 May loo xuso qaab cusub oo laga dhigi doono munaasabad ballaadhan oo maalin iyo habeen socon doonta laguna soo casuumi doono saaxiibbada Somaliland… Ujeeddo: Magacaabis Guddiga qaabanqaabada Xafladda 18 May 2013 ee UK   Asalaamu caleykum, Walaalayaal sida aynu la soconno waxa innagu […]

Continue reading …
Wiil dhalinayro ah oo sidii Allah ha u naxariistee Maxamed Mooge u heesaaya …Daawo Video
Continue reading …

Xaflad qurux badan oo uu Gudoomiye Cirro ku sagootinayey Gudiga Fulinta Waddani UK, ayaa xalay (23/04/12) ka dhacday Savannah Restaurant, Galbeedka London. Mudane Cirro ayaa mahad balaadhin u celiyey Gudigii qabanqaabada iyo xubnihii soo agaasimayey Xafladii la isku arkey ee Sabtidii hore ka dhacday Lancaster Hotel, London. Wuxu sidoo kale Gudoomiyuhu ku boor iyey dhammaan […]

Continue reading …
Continue reading …
Nimco Yaasiin iyo Axmed Budul – Dhanto Irdho 2013
Continue reading …

Alle naxariistiisii Jano ha ugu Deeqee Waxaa Maanta Magaalada Burco ku Geeriyooday oo lagu aasay Marxuun Cismaan Maxamed C.kariin oo ku Magac dheeraa Cismaan Gacanlow,kana Mid ahaa Foolaadkii fanka Soomaalida,kaalin Mug lehna ka soo qaatay Horumarkii uu sameeyay Fanka Somaalidu . Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, ahna ku simaha madaxeynaha Jamhuurayadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil […]

Continue reading …
Daawo Muqaaladda Banaanbaxii biljamka
Continue reading …