Home » Archives by category » Community (Page 3)

Xidigaha Geeska oo Soo-Dhaweyn Dhoolatus ah ku Qaabilay Fannaaniin Reer Jabuuti ah

Comments Off on Xidigaha Geeska oo Soo-Dhaweyn Dhoolatus ah ku Qaabilay Fannaaniin Reer Jabuuti ah
Xidigaha Geeska oo Soo-Dhaweyn Dhoolatus ah ku Qaabilay Fannaaniin Reer Jabuuti ah

Maamulka iyo fannaaniinta kooxda Xidigaha Geeska ayaa Soo-Dhaweyn Qado-sharaf ah Hargeysa ugu sameeyey  Fannaaniin Reer Jabuuti ah oo bandhig-faneed ku qabanaya Hargeysa. Socdaalka Fanaaniinta reer Jabuuti ayaa ku soo beegmaya iyadoo ay toddobaadkii hore Hargeysa soo gaadhay Fannaanadda Kiin Jaamac Yare oo qorshaheedu yahay inay Bandhig-faneed ku qabato Hargeysa.

Continue reading …

MUUSE BIIXI VS FARMAAJO: Laba Hoggaamiye oo Aragtiyo kala Duwan ka aamisan Awoodda Warbaahinta iyo Midho-dhalka u soo Baxay

Comments Off on MUUSE BIIXI VS FARMAAJO: Laba Hoggaamiye oo Aragtiyo kala Duwan ka aamisan Awoodda Warbaahinta iyo Midho-dhalka u soo Baxay
MUUSE BIIXI VS FARMAAJO: Laba Hoggaamiye oo Aragtiyo kala Duwan ka aamisan Awoodda Warbaahinta iyo Midho-dhalka u soo Baxay

Hargeysa (SLpost)- Axmed Rashiid oo ku magac-dheer Akram Cabdalla oo ka mid ah Dhalinyarada Somaliland ee Hibada u leh Hal-abuurka Qoraalka, ayaa qormo laba bog ah ka diyaariyey Is-barbar dhig uu ku sameeyey Afkaarta ay awoodda ay warbaahintu leedahay ka aamisan yihiin Labada Madaxweyne ee Somaliland iyo Soomaaliya iyo Midho-dhalka ka soo baxay Kala duwanaanshiyaha […]

Continue reading …

Fashilka Cadeymo Sirdoon Dibadeed soo farsameeyey oo Fahad Yaasiin Turkiga Kala Yimi

Comments Off on Fashilka Cadeymo Sirdoon Dibadeed soo farsameeyey oo Fahad Yaasiin Turkiga Kala Yimi
Fashilka Cadeymo Sirdoon Dibadeed soo farsameeyey oo Fahad Yaasiin Turkiga Kala Yimi

Hargeysa (SM)- Fashilka Qorsheyaal Dhagaraysan oo Fahad Yaasiin Turkiga Kala Yimi iyo Godadka Dadka lagu Jidh-dilo ee Muqdisho oo la ogaaday. Faahfaahinta Xogta kaga bogo Muuqaalka Hoose

Continue reading …

Shabakaddii Fulisay Dilkii Ikraan Tahliil oo la ogaaday iyo Qorsheyaal ay damacsan yihiin oo Nabadda Muqdisho Saamayn ku yeelan doona

Comments Off on Shabakaddii Fulisay Dilkii Ikraan Tahliil oo la ogaaday iyo Qorsheyaal ay damacsan yihiin oo Nabadda Muqdisho Saamayn ku yeelan doona
Shabakaddii Fulisay Dilkii Ikraan Tahliil oo la ogaaday iyo Qorsheyaal ay damacsan yihiin oo Nabadda Muqdisho Saamayn ku yeelan doona

Shabakaddii Fulisay Dilkii Ikraan Tahliil oo la ogaaday iyo Qorsheyaal ay damacsan yihiin oo Nabadda Muqdisho Saamayn ku yeelan doona Daawo Muuqaalka Hoose

Continue reading …

Daawo Mucjisada AYAX sida Ceeryaanta u Qariyey Hawada sare ee Hargeysa iyo Tira-badnaantiisa

Comments Off on Daawo Mucjisada AYAX sida Ceeryaanta u Qariyey Hawada sare ee Hargeysa iyo Tira-badnaantiisa
Daawo Mucjisada AYAX sida Ceeryaanta u Qariyey Hawada sare ee Hargeysa iyo Tira-badnaantiisa

Gelinkii dambe ee Sabtida maanta, waxa hawada sare ee magaalada Hargeysa sida Ceeryaanta u qariyey Ayax tiro badan oo la rumaysan yahay inuu yahay kii ugu trada badnaa ee gudaha magaalada Soo dul-mara. Muuqaalka Hoose ka daawo Jewigii maanta ee Hargeysa iyo tiro-badnaanta Ayaxa

Continue reading …

Abwaan Dhalinyaro ah oo Maanso Ku qurux badan ku soo bandhigay Qiimaha HOOYADA

Comments Off on Abwaan Dhalinyaro ah oo Maanso Ku qurux badan ku soo bandhigay Qiimaha HOOYADA
Abwaan Dhalinyaro ah oo Maanso Ku qurux badan ku soo bandhigay Qiimaha HOOYADA

Abwaan Dhalinyaro ah oo Maanso Ku qurux badan ku soo bandhigay Qiimaha HOOYADA Abwaan Dhalinyaro ah oo Maanso Ku qurux badan ku soo bandhigay Qiimaha HOOYADA Abwaan Dhalinyaro ah oo Maanso Ku qurux badan ku soo bandhigay Qiimaha HOOYADA

Continue reading …

Waayo Cidda Fulisa ama ka dambaysa Dilalka Qorsheysan ee magaalada Laascaanood?

Comments Off on Waayo Cidda Fulisa ama ka dambaysa Dilalka Qorsheysan ee magaalada Laascaanood?
Waayo Cidda Fulisa ama ka dambaysa Dilalka Qorsheysan ee magaalada Laascaanood?

Hargeysa (SM)- Ismaaciil Cabdilaahi oo ka mid ah indheer-garadka bulshada Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixiyey dilalka qorsheysan ee lagu bartilmaameedsado masuuliyiinta Dowladda ee magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool. Muuqaalka Hoose kaga Bogo Xogo Xaasaasi ah oo uu fashiliyey Ismaaciil Cabdilaahi

Continue reading …

Sheekh ka Dhiidhiyey Dhalan-rogga Taalooyinka Hargeysa iyo Talooyin uu soo Jeediyey

Comments Off on Sheekh ka Dhiidhiyey Dhalan-rogga Taalooyinka Hargeysa iyo Talooyin uu soo Jeediyey
Sheekh ka Dhiidhiyey Dhalan-rogga Taalooyinka Hargeysa iyo Talooyin uu soo Jeediyey

Maxamed Axmed Cali Shiil (Nairobi) oo ka mid ah dhalinyarada Hargeysa isla markaana sheegtay inuu iska laha hal-abuurka Taalooyinka Diyaaradda iyo Gacanta ee magaalada Hargeysa caanka ku tahay, ayaa ka hadlay isbeddelka iyo dib-u-habaynta lagu sameeyey Taallada Diyaaradda ee Hargeysa oo uu ku tilmaamay mid aan ka tarjumayn ujeeddada dhabta ah ee ay ka tarjumayso. […]

Continue reading …

Prof Sheekeeye oo Fashiliyey Shabakad Isku xidhan oo Waxyeellaynta Qaranimada Somaliland loo soo adeegsaday

Comments Off on Prof Sheekeeye oo Fashiliyey Shabakad Isku xidhan oo Waxyeellaynta Qaranimada Somaliland loo soo adeegsaday
Prof Sheekeeye oo Fashiliyey Shabakad Isku xidhan oo Waxyeellaynta Qaranimada Somaliland loo soo adeegsaday

Prof Sheekeeyey ayaa bannaanka soo dhigay Xogo ku saabsan Shabakad isku xidhan oo Coldoon Hormuud u yahay oo Somaliland loo soo adeegsaday iyo Qorsheyaal lagu wiiqayo Qaranimadeeda. Muuqaalka Hoose ka daawo  

Continue reading …

“Anigoo Faysal ah Bay Yidhaahdeen Kaniisad buu Furayaa, Dalka waa lagu duuley…” Faysal Cali Waraabe

Comments Off on “Anigoo Faysal ah Bay Yidhaahdeen Kaniisad buu Furayaa, Dalka waa lagu duuley…” Faysal Cali Waraabe
“Anigoo Faysal ah Bay Yidhaahdeen Kaniisad buu Furayaa, Dalka waa lagu duuley…” Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (SM)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo shalay gaadhay magaalada London ee dalka Ingiriiska, ayaa ka hadlay xaaladda dalka iyo xiisadaha xilligan ka taagan. Guddoomiye Faysal waxa uu sheegay in cadowga Somaliland oo adeegsanaya muwaadiniin dalka u dhashay ay duullaan ku soo qaadeen dalka iyagoo ka xun horumarka ay […]

Continue reading …

“Waxaan Soo Jeedinaya In mudane kasta yeesho Saddex Xaas” Xildhibaan Axmed Yaasiin

Comments Off on “Waxaan Soo Jeedinaya In mudane kasta yeesho Saddex Xaas” Xildhibaan Axmed Yaasiin
“Waxaan Soo Jeedinaya In mudane kasta yeesho Saddex Xaas” Xildhibaan Axmed Yaasiin

“Waxaan soo jeedinayaa in Mudane Kasta uu 3 Xaas Yeesho oo waajib laga dhigo maadaama oo…” Xildhibaan Axmed Yaasiin Maxamed Xasan oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland Salaanmedia/Hargaysa

Continue reading …

Weerarrada Midabbada badan ee Somaliland lagu hayo.

Comments Off on Weerarrada Midabbada badan ee Somaliland lagu hayo.
Weerarrada Midabbada badan ee Somaliland lagu hayo.

Somaliland cadowgeedu ma yara, mar uu si toos ah u soo badheedho iyo mar uu soo xulo dariiq kale amaba soo dhex maro dad uu yeeshay, dad ka tagay dadnimadii oo damiirkooda iibsaday. Haddaba dadkaasi ma daalaan, ma quustaan, ma hadhaan! maxay u quusan laayihiin? Maxay u daali waayeen? Maxaa u diiddan inay hadhaan? Alaylehe […]

Continue reading …

Dowladda Soomaaliya oo duullaan cusub ku soo qaadday Iftiinka Horumarinta Qadiyadda Somaliland

Comments Off on Dowladda Soomaaliya oo duullaan cusub ku soo qaadday Iftiinka Horumarinta Qadiyadda Somaliland
Dowladda Soomaaliya oo duullaan cusub ku soo qaadday Iftiinka Horumarinta Qadiyadda Somaliland

Waa Duullaan ay hor-kacayaan dano siyaasadeed oo u adeegaya gacmo-shisheeye oo liddi ku ah guulaha is-daba joogga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland ku tallaabsatay oo sababay inay yeelato cadow badan, ha noqdaan kuwo gudaha dalka ku sugan oo ay majaraha u hayaan muwaadiniin Somaliland u dhashay oo la adeegsanayo iyo kuwo shisheeye oo Maskax iyo Maaliyadba […]

Continue reading …

Xogihii u dambeeyey Loolanka shir-guddoonka, Tirada Xildhibanada La kala haysto iyo Saadaasha Fadhiga Berri ee Golaha Wakiilada JSL

Comments Off on Xogihii u dambeeyey Loolanka shir-guddoonka, Tirada Xildhibanada La kala haysto iyo Saadaasha Fadhiga Berri ee Golaha Wakiilada JSL
Xogihii u dambeeyey Loolanka shir-guddoonka, Tirada Xildhibanada La kala haysto iyo Saadaasha Fadhiga Berri ee Golaha Wakiilada JSL

Hargeysa (SM)- Subaxnimada maalinta Berri oo Salaasa ah waxa Xarunta Golaha Wakiillada ka furmaya Fadhigii ugu horreeyey ee Xildhibaannada Golaha cusub ee dhawaan la doortay, waxaana la filayaa in fadhigaas lagu doorto shir-guddoonka Golahaas oo loolan adagi u dhexeeyo Xisbiga Kulmiye iyo Isbahaysiga Mucaaradka. Haddaba, waxa loolanka labada dhinac iyo natiijada laga fili karo fadhiga […]

Continue reading …

Barnaamijka Qiimeynta Waaxyaha Dakhli Soo saarka

Comments Off on Barnaamijka Qiimeynta Waaxyaha Dakhli Soo saarka
Barnaamijka Qiimeynta Waaxyaha Dakhli Soo saarka

Wasiirka Wasaaradda horumarinta Maaliyadda JSL oo ay weheliyaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda iyo madaxda wasaaradda Maaliyadda ayaa maanta magaalada Hargeysa ka furay kulan wada-tashi oo lagu qiimeynayo Waaxaha dakhi-soo-saarka ee hay’adaha dowladda.

Continue reading …

Safaaradda Somaliland ee Dalka Ethiopia oo Jawaab Adag ka bixisay eedayn loo jeediyey

Comments Off on Safaaradda Somaliland ee Dalka Ethiopia oo Jawaab Adag ka bixisay eedayn loo jeediyey
Safaaradda Somaliland ee Dalka Ethiopia oo Jawaab Adag ka bixisay eedayn loo jeediyey

Addis Ababa (SM)- Safaaradda Somaliland ku leedahay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, ayaa waxba-ka-jiraan ku tilmaantay hadal Salaasadii shalay ka soo yeedhay Xildhibaan Mustafe Axmed Cabdilaahi oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Wakiillada JSL oo eedaymo u jeediyey masuuliyuiinta safaaradda. Xildhibaan Mustafe Axmed oo ka mid ah mudaneyaasha Xisbiga Kulmiye ee Golaha Wakiillada uga […]

Continue reading …

“Reer Awdal waxay u jaha-wareersan yihiin Mansab Kaliya oo aanay faa’idadiisu soo gaadhay” – Xildhibaan Golaha Wakiillada ah

Comments Off on “Reer Awdal waxay u jaha-wareersan yihiin Mansab Kaliya oo aanay faa’idadiisu soo gaadhay” – Xildhibaan Golaha Wakiillada ah
“Reer Awdal waxay u jaha-wareersan yihiin Mansab Kaliya oo aanay faa’idadiisu soo gaadhay” – Xildhibaan Golaha Wakiillada ah

“Reer Awdal waxay u jaha-wareersan yihiin Mansab Kaliya oo aanay faa’idadiisu soo gaadhay” – Xildhibaankii ugu codka badnaa mudaneyaasha Golaha Wakiillada ee ka soo baxay Gobolka Awdal oo sharraxaad ka bixiyey arrimo ay ku doorsadeen xubinta shir-guddoonka ee Isbahaysiga mucaaradka Somaliland u wado shir-guddoonka Wakiillada

Continue reading …

Dowladaha Ethiopia iyo Djibouti oo ka markhaati Kacay Horumarka iyo Guulaha ay Somaliland gaadhay

Comments Off on Dowladaha Ethiopia iyo Djibouti oo ka markhaati Kacay Horumarka iyo Guulaha ay Somaliland gaadhay
Dowladaha Ethiopia iyo Djibouti oo ka markhaati Kacay Horumarka iyo Guulaha ay Somaliland gaadhay

Hargeysa (SM0) – Dowladaha Ethiopia iyo Djibouti ayaa markhaati Kacay Horumarka iyo Guulaha ay Somaliland gaadhay iyo sida ay uga qayb-qaadato ilaalinta nabad-gelyada gobolka.

Continue reading …

Haween Reer Hargeysa ah oo Wax-qabadkooda la mahadiyey

Comments Off on Haween Reer Hargeysa ah oo Wax-qabadkooda la mahadiyey
Haween Reer Hargeysa ah oo Wax-qabadkooda la mahadiyey

Hargeysa (SM)- Haweenka Ururka Hoodaale oo u badankoodu ku nool yihiin waddamada qurbaha ayaa Hawlo muhiim ah oo kor loogu qaadayo koboca dhaqan-dhaqaale ee bulshada ka wada deegaamo ka tirsan gobolka Maroodijeex.  

Continue reading …

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo Dusha loo Saaray Masuuliyadda Calanka Somaliya ee dhalinyaradu Qaadato

Comments Off on Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo Dusha loo Saaray Masuuliyadda Calanka Somaliya ee dhalinyaradu Qaadato
Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo Dusha loo Saaray Masuuliyadda Calanka Somaliya ee dhalinyaradu Qaadato

Hargeysa (SM)- Prof Siciid Sheekeeye oo ka mid ah Aqoonyahanka Somaliland, ayaa soo bandhigay god-daloolooyin badan oo k ajira nidaamka maamul ee Waxbarasahada dalka oo uu tilmaamay inaanay gacanta ugu jirin Wasaaradda Waxbarasahada oo qaranka u xil-saaran. Waxa uu Prof Sheekeeye tusaale u soo qaatay dugsiyada waxbarashada barbaarinta Carruurta ee gaarka loo leeyahay oo uu […]

Continue reading …