Home » Archives by category » Sport News (Page 31)

Nemanja Vidic Oo Ku Taageeray Rooney Inuu Kabtan U Noqdo Man United. Kabtanka kooxda Man United Nemanja Vidic ayaa ku taageeray Wayne Rooney inuu xirto kabtanimada kooxda xili ciyaareed ka soo socda maadaama uu isaga ku sii jeedo kooxda Inter Milan. Rooney ayaa u saxiixay Man United heshiis waqti dheer ah isagoo noqday laacib ka […]

Continue reading …

Michel Platini Oo Muujiyay Sida Uu Uga Xunyahay Qaabkii Loola Dhaqmay Arsenal Iyo Man City. Madaxa waynaha xiriirka kubada cagta yurub Michel Platini ayaa si kulul uga hadlay go,aankii lagu cayriyay goolhayaha Arsenal Szczesny kulankii Champions League ee ay Bayern Munich uga awood sheegatay 0-2. Michel Platini ayaa ku dooday in uusan ku qanacsaneen sharciga […]

Continue reading …

Uefa Oo Baareysa Weerarkii Uu Pellegrini Ku Qaaday Garsoorihii Kulankii Barcelona. Xiriirka kubada cagta Yurub ayaa ku dhawaaqday inay baareyso hadaladii weerarka ahaa ee uu tababaraha Manchester City Manuel Pellgrini ku qaaday garsoorihii dhexdhexaadinayay kulankii ay guuldarada 2-0 ka soo gaartay Barcelona. Pellegrini ayaa sheegay in garsooraha uusan dhex dhexaad ahayn wuxuu kaloo sii raaciyay […]

Continue reading …

Mesut Ozil Oo Raaligelin Ka Bixiyay Qaab Ciyaareedkiisii Xalayto. Mesut Ozil ayaa ka raaligeliyay taageerayaasha Arsenalqaab ciyaareedkiisii kulankii xalayto ee guuldarada 2-0 ay ka soo gaartay Bayern Munich. Kubadsameeyaha reer Jarmal ayaa qasaariyay rigoore iyadoo sidoo kalena lagu eedeeyay dadaal la’aan uu muujiyay kulankii xalayto ee Emirates Stadium. Ozil ayaa ku soo qoray bogiisa rasmiga […]

Continue reading …

Maradona Oo Xiddigaha Man United Kula Kulmay Tababar Ay Ku Qaadanayaan Dubia. (Daawo Sawirada) Ciyaartoyda Manchester United ayaa u bartay inay sawiro la galaan taageerayaashooda laakiin iyaga ayaa markaan ahaa taageerayaasha markii Diego Maradona uu tagay garoonkooda tababarka ee fasaxa ay ku joogaan Dubai. Xiddigii hore ee Argentina oo lagu xusuusto goolkii uu gacanta kaga […]

Continue reading …

Kaka: CR7 Ayaa Ah Xiddigii Ugu Fiicnaa Aan Ka Garab Ciyaaro, Messi & Zidane Waa Kuwii Ugu Fiicnaa Aan Ka Horimid. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee AC Milan Kaka ayaa shaaca ka qaaday in Lionel Messi iyo Zinedine Zidane ay yihiin ciyaartoydii ugu fiicneyd ee uu ka horyimid abid halka Cristiano Ronaldo uu yahay xiddigii ugu […]

Continue reading …

Manchester United Oo Qorsheyneysa Inay 59£ milyan Kula Soo Wareegto Labba Ciyaaryahan Oo Ka Tirsan Juventus. Kooxda ku ciyaarta gegeada Old Trafford ayaa qorsheyneysa inay xagaaga dalab weyn oo ku kacaya aduun lacageed gaaraya 59 milyan Pound ku bixiso sidii ay ku heli laheyd mataanayasha khadka dhexe Ee Juventus Arturo Vidal iyo Paul Pogba. Tababaraha […]

Continue reading …

Lionel Messi: Aniga Kuma Mashquulo Wax Yaabaha Ay Dadka Iga Sheegaan Muhiimadna Ma Siiyo. Xiddiga heerka caalami Ee xulka Argentine iyo kooxda Barcelona Lionel Andres Messi ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaya siiayay Radio La Red Ee Argentine isagoo ka hadlay hadalada ay saxaafad ka baahisay iyo tababarihii hore Ee Barcelona Cappa sido kale koobka aduunka […]

Continue reading …

Manchester City Oo Qorsheyneysa Inay La Soo Wareegto Ku Dhawaad Seddex Ciyaaryahan Oo Khadka Dhexe Ah. Kooxda hodanka ayaa Ee Man City waayahanba doondooneysay inay la soo wareegto ku dhawad seddex ciyaaryahan oo khadka dhexe ka ciyaara kadib markii ay soo baxeen warar hoose oo sheegay in Jav Garcia uu kooxda isaga tagi doono halka […]

Continue reading …

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Man City ayaa sheegay in xiddiga ay isku dalka yihiin Ee Frank Ribery uu ku guuleysan doono xiddiga ugu wanagsan aduunka sanadkan 2014 isagoo og in Ribery sanadkan laga guuleystay xilli uu soo galay kaalinta seddexad.. Samir Nasri ayaa aaminsan in Frank Ribery uu awood u leeyahay inuu ku guuleysto FIFA […]

Continue reading …

Tababaraha Chelsea Jose Mourinho ayaa xiiseynayay inuu la soo wareego Radamel Falcao iyo Edinson Cavani xagaagii, laakiin waxa uu sheegtay inuusan u dhaqaaqin heshiisyadaas madaama ay Blues dhigi laheyd meel adag oo lagu ciqaabi karo sharciga dhaqaale wanaaga Uefa. Mourinho ayaana waxaa soo martay xagaagii xilli mashquul ah isagoo la soo wareegay Andre Schurrle, Marco […]

Continue reading …

Cristiano Ronaldo Oo Waajahaya Ganaax Afar Kulan Ah Sidoo Kalena Seegi Doona Kulanka Madrid Derby Cristiano Ronaldo ayaa kaar Cas loo taagay kulankii kooxdiisa ay barbarha la gashay Athletico Bilbao ciyaaryahanka reer Portugal ayaa wajahaya ganaax afar kulan ah kadib markii uu u gacan qaaday daafaca Bilboa Ee Carlos taasoo keeni karta in garomada laga […]

Continue reading …

Juventus Oo U Awood Sheegatay Inter Milan Xajisatayna Hogaanka Horyaalka Talyaaniga Kooxda Juventus ayaa 9 dhibic ku qabatay hogaanka horyaalka Talyaaniga kadib markii ay ka itaal roonaatay kooxda Inter Milan oo marti ugu ahayd Juventus Stadium, Juve ayaana aad uga awood badnayd kooxda Inter Milan iyagoona ugu awood sheegtay 3-1. Ciyaarta ayaa ku bilaabatay si […]

Continue reading …

Galatasaray Oo Ciyaaryahan Da’ Yar Kala Soo Wareegtay Borussia Dortmund Kooxda Turkiga ee Galatasaray ayaa la wareegtay daafacii da’da yaraa ee kooxda Borussia Dortmund Koray Gunter sida ay ku dhawaaqeen labada kooxood. Kooxda Jarmalka ayaa ku heshay ciyaaryahankan isagoo 19 sanno jir ah oo ka ciyaara booska daafaca dhexe adduun lacageed oo gaaraya 2.5 milyan […]

Continue reading …

Mirko Vucinic Oo Lagu Waramayo Inuu Iska Diiday Xiisihii Arsenal Iyo Valencia Mirko Vucinic ayaa u muuqda inuu iska sii joogayo Juventus iyadoo ay soo baxayaan warar sheegaya inuu iska diiday xiisihii uu ugu wareegi lahaa Arsenal iyo Valencia. Waxaa la isla dhexmarayay in ciyaaryahankani ee reer Montenegro inuu ka tagayo kooxda Old Lady todobaadkan, […]

Continue reading …

Qiimaha Dhabta Ah Ee Real Madrid Ku Dooneysay Neymar Oo La Ogaaday Kooxda Real Madrid ayaa doonaysay in ay bixiso lacag gaadhaysa 105 Milyan Euro si ay ula soo Wareegto xiddigii hore Ee kooxda Santos iyo xulka Brazil Neymar oo haatan u ciyaara Barcelona. Documentiyo ku saxeexan Real Madrid ayaa lagu soo daabacay inta badan […]

Continue reading …

Real Madrid 2-0 Granada: Ronaldo & Benzema oo dhigay rikoodh cusub Real MaReal Madrid ayaa ku guulaystay todoba kulan oo isku xiga iyagoo aan laga dhalin wax gool ah markii ugu horeysay taariikhda kooxdaasi kadib markay u awood sheegteen kooxda Granada 2-0 Horyaalka FA ga Manchester City 4-2 Watford: sadex gool waxa u dhaliyey Sergio […]

Continue reading …

Juan Mata Oo Seegay Tababarkii Shalay Ee Chelsea Isagoo Ku Sii Dhawaanaya Inuu Ku Biiro Man Utd Juan Mata ayaa seegay tababarka Chelsea ee shalay iyadoo heshiiska uu ugu wareegayo Manchester United ee 37 ilaa 40ka milyan ginni u dhaxeeya la dhameystiri karo dhamaadka isbuucan. Jose Mourinho ayaa daawanayay kooxdiisa koowaad oo tababar qaadaneysa laakiin […]

Continue reading …

Roberto Mancini Oo SheegayInuu Guulaha Man City Ka Mas’uul Yahay Tababaraha kooxda Galatasaray Roberto Mancini ayaa sheegay inuu leeyahay masuuliyada Guulaha kooxdiisi hore Man City sido kale wuxuu aaminsanyahay in guulaha ay gaadheen uu qeyb Buuxda ku leeyahy markii loo eego sida uu u aasaasay kooxda seddexdi sano Ee uu joogay. Mancini ayaa la ceydhiyay […]

Continue reading …

Carlo Ancelotti: Isco Waxa Uu Weli Mustaqbal Ku Leeyahay Santiago Bernabeu Macalinkii hore ee kooxda PSG Carlo Ancelotti ayaa cadeeyay in ciyaaryahanka qadka dhexe ee xulka Spain iyo Kooxda Los Blancos Isco uu weli yahay qayb ka mid ah qorshaha uu ka leeyahay isbedelada xeeladeed ee kala duwan Ee kooxda. Carlo Ancelotti ayaa qirtay in […]

Continue reading …