Home » Archives by category » Wararka (Page 1307)

Wasiirkii Caafimaadka Dr Xuseen Xoog ayaaba la eryaye, haddii la eryay wasiirkii meeshiisu shaqaynaysay maxay tahay waxay soo kordhinayso isku shaandhayntu,   Mujaahid Ibraahim Cabdillaahi Xuseen (Dhagaweyne) oo ka mid ahaa hogaamiyayaashii Milatari ee Ururkii SNM ee dalka ka xoreeyay daallinkii Siyaad Barre ayaa sheegay in Somaliland ay marayso marxalad adag oo qarka u saran […]

Continue reading …

Had the recent events in Kismayo been scenes in a thriller film, critics would have accused the director of political naivety and preposterousness.  In the last week of May, 2013 Kenya Defense Forces stationed in Kismayo denied a high-level government delegation led by Somalia’s Defense Minister Abdihakim Fiqi entry to Kismayo on grounds that Fiqi […]

Continue reading …

Barre Aadan Shire, (Barre Hiiraale), ninka kaliya ee xilligaan ka bad-baaday in lagu qabto weerarkii kooxda Raas-kanbooni iyo ciidanka Kenya ay iska kaashanayeen ayaa waxa uu sheegay in xilligaan uu gurmad xooggan oo gacan kasiin doona kulaabashadiisa Kismaayo ay uga imaan doonaan gobalada dhexe ee dalka. “Iska Daa Gedo waa tanaahe, waxaa gurmad iiga soo […]

Continue reading …
Waraysigii ugu adkaa ee gudoomiyaha Waddani Mudane Cabdiraxmaan Ciro laqa qaaday.
Continue reading …

Hargeysa (SM)- Dr Bilal Philips oo ah Aqoonyahan Culuumta diinta Islaamka bartay oo u dhashay dalka Jamaica, balse ku soo koray dalka Canada oo booqasho ku yimid Somaliland dhawaan ayaa xalay muxaadiro qiimo badan u jeediyey Ardayda Jaamacada Admas. Muxaadiradan oo Dr Bilal Philips uu kaga hadlay Mahadnaqa Eebe iyo muhiimada ay leedahay ayaa si […]

Continue reading …

Madaxweynaha Dalka Mareykanka Brack Obama oo maalmahan Socdaal ku marayay wadamo katirsan Qaarada Afrika ayaa booqday Xabsigii uu ku xirnaa Hogaamiyihii Xuriyada Dalka Koonfur Afrika Nelson Mandela. Madaxweyne Obama ay wehliyaan Qoyskiisa ayaa gudaha u galay Xabsigii uu ku xirnaa in ka badan 27-Sano Hogaamiye Nelson Mandela waxa uuna si gaar ah Madaxweynuhu si gaar […]

Continue reading …

(SM:Hargaysa)    Komishanka Doorashooyinka Somaliland iyo Sadexda Xisbi Qaran ee Kulmiye, Wadani iyo UCID ayaa u balansan berri inay ka kulmaan sidii xal looga gaadhi lahaa laba Diiwaangelinood oo ay xukuumaddu madaxa isu galisay, kuwaas oo kala ah Diiwaangelinta Doorashooyinka iyo Diiwaangelinta Dadweynaha.   Kulan doraad loo balansanaa in ay dhinacyada ay khuseeyaan arrimaha Doorashooyinku yeeshaan […]

Continue reading …

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) ayaa saaka Xadhiga ka jaray Xafiiska Shaqodoonka Dhalin yarada oo ay wasaaradda Qarshaynta Qaranku ay soo abaabushay kaasi oo laga Furay Wasaarada Caafimaadka Gudeheeda halkaas oo madaxweynuhu uu soo kormeeray Guud ahaan Shaqaalah iyo Agabka ka shaqaynaaya iyo adeegyada ay u qabanayaan Bulshada iyo Dhalinyaradaba Sidoo kale […]

Continue reading …

(SM:Hargaysa)   Waxaa dagan xaaladda magaalada Kismaayo kadib mudo afar maalmood ah oo ay ka jireen xiisado dagaal, waxaana jawiga magaaladu uu maanta yahay mid xasiloon iyadoona sidoo kale ay dib u soo noqdeen dhaq-dhaqaaqyadii bulshada. Waxaa maanta dib loo furay goobihii ganacsiga, waxbarashada, caafimaadka iyo weliba isu socodkii dadka iyo gaadiidka kuwaasoo xidhnaa mudo ka […]

Continue reading …

  July 1,2013 Hargaysa(SM) Nimcaan Bowden oo ah wiil dhalinyaro ah oo Aabihii ka soo jeedo Ingiriiska ayaa ka codsaday inay gacan u soo fidiso dawladda Ingiriiska. Nimcaan oo ku nool Somaliland waxa uu sheegay inuu ka mid ahaa shan carruur ah oo uu dhalay Aabihii Brian Bowden oo ka yimi Dartmouth. Warbixin xaaladda wiilkani […]

Continue reading …

June 30,2013 Hargaysa(SM) -Wasiirkii arrimaha gudaha ee xukuumadii UDUB Md. Cabdillaahi Ismaacil Cali (Cirro), ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu Madaxweyne Silaanyo wasiirka arrimaha gudaha ugu magacaabay Cali Maxamed Warancade. Cabdillaahi-Cirro, oo aan muddooyinkan dambe ka hadal arrimaha siyaasadda, ayuu Geeska Afrika weydiiyay bal sida uu u arko magacaabista wasiirul daakhiliga ee Cali Warancade iyo weliba […]

Continue reading …

Waxaan aad ugu farxay in kaalintii uu ka baxay Alle ha u naxariistee xildhibaan Axmed Ibraahim Daahir (Axmed Weyne), uu buuxiyo saaxiibkay XILDHIBAAN MAXAMUUD JAAMAC WARFAA. Kolka ruux geeriyoodo meesha uu ka baxo waa la buuxiyaa, waxay noqotaa meel qofka yimaada la yidhaahdo walee wuu ku habboon yahay iyo mid laga naxo oo loo arko […]

Continue reading …

Kulan aad u balaadhan oo ka dhacay Bariga magaaladda London maalintii Sabtida 29.6.13 laguna daah-furaayey shirkad lamagac baxday PONTUS MARINE LIMITED oo warshad kaluunka ah ka hirgalinaysa Maydh,kulankaas oo uu daadihinaayey Cabdiraxmaan Cawil, waxa ugu horeyn lagu furay Aayado Quraana,kadibna intii aan barmaamijka loo galin waxa hadalo isugu jira sharikada iyo muhiimada ay leedahay soo […]

Continue reading …

Lasoco Warkii iyo sawiro dheraada. Salaanmedia/London

Continue reading …

Jun 30,2012 Lughaya(SM) – Masuuliyiinta degmada Lughaya ayaa socdaal qaatay mudo 15 maalmood ah ku maray inta u dhaxaysa xuduudaha degmada ee dhinaca cadceed soobaxa xeebta ilaa dacalka cadceed dhaca ee buuralayda, socdaalkan u kuur-galka nolosha degaanka ah ayaa waxa hogaaminayay  Maayarka degmada Lughaya Md. Cabdilaahi Cali Awnuur Dixood waxana ku wehelinayay xoghayaha degamada Lughaya […]

Continue reading …

Maydh and Berbera fisheries business launched at East London (+Photos)  (Medeshi) – A company named Pontus Marine Limited to trade by shares for the development of the fisheries business in Somaliland was launched today at the People’s Palace Hall at Queen Mary University in East London. The executive director of the company Mr. Mohamed Yusuf […]

Continue reading …

Chief Caaqil Axmed Maxamed Daahir oo ka mid ah madax dhaqameedka Gobolka Togdheer ayaa Maanta war saxafadeeed baaq ah oo ku aadan nidaamka qabyaaladaeed ee togdheer ka soo saaray magaalada Burco kana digay saamaynta ay arintaasi yeelankarto Waxaana war saxafadeedkani oo dhamaystirnaa oo u dhignaa sidatan “Waxaa La wada ogsoonyahay oo bulshaweynta Togdheerna ay qiraysaa […]

Continue reading …

Wararka aan ka heleyno Xarunta ugu weyn Nabad Sugida ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi ilaa maanta ay kusugnaayeen Saraakiil cadaan ah oo la tilmaamay in ay kasoo jeedaan Dalalka Reer Galbeedka kuwaa oo su’aalo adag weydiinaya Sheekh Xasan Daahir Aweys. Sheekh Xasan Daahir iyo Xubno kale oo lasocday kana tirsanaa Al-Shabaab ayaa hada […]

Continue reading …

Barre Aadan Shire, Hiiraale oo maanta si xoog ah ay uga saareen Kismaayo ciidamada Kenya iyo dagaalamayaasha Axmed Madoobe oo is-kaashanaya ayaa waxa uu shaacaiyay in uu ku suganyahy duleedka magaalada uuna isu diyaarinayo qaabkii uu ugu laaban lahaa gudaha magaalada laga soo saaray. Barre Hiiraale ayaa waxa uu yidhi, “Duleedka magaalada ayaan ku sugannayahay. […]

Continue reading …

Kulan aad u balaadhan oo ay soo abaabuleen URURKA SAMAFALKA MUJAAHIDIINTA SNM oo ay kazoo qaybgaleen dad aad u farabadan oo ka kala yimid bulshada noocayadeeda kala duwan. Waxa kaloo kazoo qaybgalay qaar ka mid ah Mujaahidintii SNM oo uu uGu horeeyo Maxamed Kaahin Axmed,Safiirka Somaliland Cali Aadan Cawaale .Suldaan Maxamuud Xaaji Xuseen,odayaal ,Aqoonyahan,Haween,Dhalinyaro iyo  […]

Continue reading …