Home » Archives by category » Wararka (Page 1533)
Guddoomiye WAYAB, Tifaftire KEEFKEEF iyo Maareeye CALOOLEY oo Si Adag  Naqdiyey Go’aankii Lagu Xayiray

Guddoomiye WAYAB, Tifaftire KEEFKEEF iyo Maareeye CALOOLEY oo Si Adag  Naqdiyey Go’aankii Lagu Xayiray “Annagu Waxaannu U Aragnaa Inay Xayiraaddani Daba-Socoto, Weerarkii Hore Ee Ay Dawladdu Ku Soo Qaadday Wargeyska Hubaal” Guddoomiyaha Wargeyska Hubaal Cabdillaahi Aadan Wayab Hargeysa (SM):- Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex, ayaa  Shalay  Xayiraad ku soo rogtay Wargayska Hubaal oo ka mid ah Wargeysyada […]

Continue reading …

(SM-Hargaysa) Alla hawnaxariiste Marxuum Khadar Baashe Faarax ayaa caawa dad ilaa hadda aan la aqoonsan balse ka tirsan degaanka Dacarbudhuq ay qudha kaga jareen faash.       Marxuumka ayaa maydkiisa la keenay Cisbitaalka Magaaladda Hargaysa oo ilaa hadda uu  yaalo, mar aanu isku daynay in aanu wax ka waydiino Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland ayaanay noo suurto […]

Continue reading …

Magacyada Maxaabiis Bilaa Maxkamad Muddo Dheer ugu Jira Xabsiyada Hargeysa iyo Mandheera Xarun xuquuqal-insaan saldhiggeedu yahay caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa shaacisay magacyada maxaabiis maxkamad la’aan muddo dheer ugu xidhan xabsiyada magaalooyinka Hargeysa iyo Mandheera. Warsaxaafadeed ka soo baxay shalay xarunta xuquuqal-insaanka oo la yidhaa HRC, ayaa lagu sheegay in maxaabiis tiradoodu gaadhayso afar qof […]

Continue reading …

Inta Lexejeclo ka qabta Walaalnimada Reer Somaliland iyo Madax banaanideeda waa inay dhakhso uga tashadaan Dulmigan Badheedhka ah Hargeysa (SM) Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedkii Xaq-soor Xasan Ciise Jaamac ayaa soo saaray War-saxaafadeed kulul oo uu xukuumadda Talada haysa ku Eedaynayo in ay Lama huraankii Dalka Tacadi joogto ah ku hayso, isla markaana waxa uu ku baaqay […]

Continue reading …

Hub Dalka Masar Ugu Deeqday Dowladda Somaliya Oo Kismaayo Lagu Arkay June 11,2013 Kismaayo(SM) Dagaalkii ka dhacay todobaadkii hore magaalada Kismaayo ayaa lagu eedeeyey in ay qayb libaax ka qaadatey Dowladda ederaalka ee xarunteedu tahay magaalada Muqdisho, eedayntaas ayaa ka timid maamul goboleedka Jubaland iyo welib maamulo kale oo ka jira dalka Soomaaliya, Dowladda ayaan […]

Continue reading …

(SM-Muqdisho) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa sheegay maanta in xiisadaha ka taagan degmada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ay ku wajihi doonaan wadahadal. Mr Saacid oo ka hadlayay Muqdisho uu yidhi  “Dowladdu waxay xiisadaha ka jira Kismaayo ku wajahaysaa qaab nabad iyo wadahadal ah, waana taas midda aan doonayno inaan gaadhsiinno […]

Continue reading …

Garoowe: (SM)- Mudaharaad balaaran oo lagaga soo horjeedo dagaaladii ka dhacay Kismaayo iyo dhibatoyinka konfur africa ku hayso somalida ayaa maanta ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.     Mudharaadkan oo ka dhacay fagaaraha Garoowe ay caanka ku tahay ee Barxadda ayaa waxaa soo abaabulay shacabka Garoowe oo aad uga caroooday dagaaladii toddobaadkan Kismaayo ka […]

Continue reading …
Daawo…Mudaharaadkii ka dhacay Safaaradda S/Afrika London iyo buuq ka dhashay in gudaha saraada la galo.
Continue reading …
Daawo Video… Shirkada shiidaalka ee Has oo Dab demis ku wareejisay Madaarka Berbera

Shirkada shidaalka ee Has Petrolium ayaa gaadhi Dab-damis ah ku wareejisay kaydka haamaha shidaalka ee magaalada Berbera .munaasiabad loo qabtay wareejinta gaadhiga damdamiska ah oo ka dhacday holka haamaha shidaalka magaalada berbera waxa ka soo qayb galay wasiirka wasaarada madaxtooyada ,xirsi xaaji xasan ayaa tilmaamay in hantida qaranka ee halbowlaha ah ay kamid tahay Haamaha […]

Continue reading …

Qeyla dhaan laga soo saaray maxaabiis ku xidhan xabsiyada Hargeysa iyo Mandheera =Warsaxaafadeed=   Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay ogaatay afar qof oo xidhnaa mudo dheer iyaga oo sugayey in dacwad lagu soo oogo. Maxamed Nuur Xirsi, iyo Maxamed Cabdi Xasan waxa la xidhay 14/1/2010 halka Shucayb Ardaale Warsame  la xidhay 7/12/2011, sidoo kale Cabdishakuur Abiib […]

Continue reading …

Ciidamo ka tirsan police-ka k/afrika Ayaa xalay Howlgal baaritaana ah oo ay ka fuliyeen xaafada Soomaalida ay degta Korsten ee magalada Port Elizabeth ku qaatay lacago badan iyo allaabo bagaash ah oo ay lahayeen ganacsato soomaaliyeed, Police-ka ayaa howlgalkooda waxa uu u muuqday mid qorsheeysan iyago bartilmaameed ka dhigtay dukaan ay lahaayeen rag ganacsata ah […]

Continue reading …
Daawo Video..Xildhibaan ka tirsan Soomaaliya Daahir Amiin Jeesow oo inay dumarku is guursadaan Raguna is guursadaan soo dhaweeyey…Subhanalah.
Continue reading …

(SM-Hargaysa) Musharaxa jagada Madaxweyne ku-xigeenka doorashooyinka soo socda ee Xisbiga UCID Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa ka hadlay socdaalka uu Somaliland ku yimi Prof Axmed Ismaciil Samatar, Mr. Cabdirashiid Xasan Mataan oo ay isku degaan ka soo jeedan Prof. Samatar ayaa dhaliilo badan ka mujiiyay socdaalkaas. Sidaana wuxuu ku sheegay War-saxafadeed uu ka soo saaray, kaas […]

Continue reading …

Halkan ka akhri lix qodob oo ka soo baxay shirkii beesha ciidagale ee london BARKHADLE1 Waxa manta ka qabsoomay caasimadda dalka ingiriiska ee London shir weynihii beesha ciidagale ee BARKHADLE1. Shirkaas oo ay soo qabanqaabiyeen gudidda beesha ee dalka UK oo ururka gaaroodina nagala qayb qaatay loona igmaday hirgelintiisa haweenka beesha ee degan degmadda harrow London. Halkaas oo […]

Continue reading …

Mid Ka Mid Ah Hoggaamiye Yaasha Ka Dagaalamaya Kismaanyo Oo Baaq U Soo Diray Somaliland June 10, 2013 Kismaayo(SM) Madaxweynaha maamul goboleedka Waamo State oo ka mid ah dhowr maamul oo lagaga dhawaaqay magaaladda Kismaanyo ayaa sheegay inay taageersan-yihiin madaxbanaanida Somaliland, Islamarkaana xukuumadda iyo shacbiga Somaliland baaq u soo diray. Hoggaamiyaha Waamo State Cumar Buraale […]

Continue reading …

(SM,Hargaysa)Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire oo ka mid ah xildhibanaada golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doortay gobolka Togdheer ayaa sheegay in xulka gobolka Togdheer uga qayb galayay ciyaaraha gobollada ee caasimada ka socda ee doraad xabsiga loo taxaabay ay wasaarada ciyaaruhu ay qaab qabiil ku soo xuleen ciyaaryahanada, taasina ay keentay sababta xulka gobolka […]

Continue reading …

  Hargeysa (SM)- Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Mudane Cabdi Dirir   Cabdi ayaa maanta xulka gobolka Sanaag  hadhimo sharafeed ugu sameeyay Huteelka Summer Time   ee magaaladda Hargeysa. Xafladaas qado sharafta ahayd waxa kale oo ka soo qeyb galay  Maareeyaha Madbacadda Qaranka Mudane Cabdilaahi Maxamed Jaamac (Carrey), Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland, isku duwaha wasaaradda […]

Continue reading …

Baarlamaanka Somaliya Oo Maanta Ka Dooday Xadgudubyada Loo Geysanayo Somalidda Ku Nool Koofur Afrika June 10, 2013 Muqdisho(SM) Kulanka Baarlamaanka oo uu shir gudoominayay Afhayeenka Baarlamanka Mudane Maxamed Shiikh Cismaan (Jawaari) ayaa waxa uu ajendahiisu ahaa ka doodida hindise sharciyadeedka dhismaha maxakmadaha dalka oo ay wasaarada Cadaaladda ,garsoorka iyo Oowqafta ay u soo gudbisay baarlamanka. […]

Continue reading …

Waxa Maanta ciyaar aad u xiiso badan ay ku dhex martay Daad-Madheedh iyo Badahn Garoonka Kubada Cagta ee Hargeysa Stadium Ciyaaraha Gobolada Jamhuuriyadda Somaliland . Waxa ayna gushii ku raacday Daad-Madheedh oo soo bandhigay ciyaar aad u xiiso badan inkastoo Badhan qudheedu ay 20 daqiiqo ee ugu danbeysay soo bandhigeen ciyaar aad u xiiso badan. […]

Continue reading …

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Kenya ayaa waxa uu daboolka ka qaaday in Dowladda Kenya ay dano gaar u joogto Magaallada Kismaayo, isagoona weeraray Siyaasadda Madaxweyne Xassan Sheikh. Xildhibaanka ayaa waxa uu ka shanqariyay in Ciiddamadda Dowladda Kenya aysan Kismaayo u joogin Sugida Ammaanka balse uu u jeedkoodu yahay inay gurtaan Kheyraadka Magaallada Kismaayo ay la […]

Continue reading …