BAAQ NABADEED OO KA SOCDA DHAMAAN BEEL WEYNTA SACAD YOONIS EE UK

BAAQ

BAAQ NABADEED OO KA SOCDA DHAMAAN BEEL WEYNTA SACAD YOONIS EE UK

Dhamaan  beel weynta sacad yoonis ee ku nool  wadanka ingriika (UK)  waxay  baaq nabadeed u dirayaan beelaha walaalaha ah ee dhowaan shaqaaqadu ku dhex martay deegaanka  GOD HEELI   iyagoo ugu baaqaya inay kafogaadaan waxkasta oo carqaladayn kara dadaalada nabadeed ee socda   iyo wada noolaanshaha beelahan  walaala ha ah oo aan sina ukala maarmayn waxkasta oo dhaca, waxay kale oo amaan iyo bogaadin halkan uga soo jeedinayaan cid kasta oo kaqayb qaadatay daminta arintan sida dawlada, madax dhqameedka IWM  sidoo kale waxay si wada jira uga tacsiyaynayaan labadan dhinac dad kii kudhintay shaqaaqadan iyo kuwii ku dhaawacmayba  iyagoo ilaahay uga baryaya inuu kuwii ku dhintay unaxariisto Samir iyo iimaana inaga siiyo dhamaan teen kuwa dhaawaca ahna ilaahay caafiyo.         AAMIIM AAMIIN AAMIIN