Home » Entries posted by Hamse
Entries posted by xamse
Guddiga Qandaraasyada oo Kormeeray mashaariic laga fuliyey gobolka Gabiley

Guddiga Qandaraasyada oo Kormeeray mashaariic laga fuliyey gobolka Gabiley

Hargeysa (SM)- Xubno ka tirsan Guddiga Qandaraasyada oo uu weheliyo Agaasimaha waaxda daba-galka Mashaariicda ay guddigu Bixiso, ayaa maanta socdaal ku tagay degmooyinka Gabiey, Arabsiyo iyo Tog-wajaale oo ay ka socdaan Mashaariic kala duwan oo xukuumadda Somaliland ka hirgelisay, kuwaas oo qaarkood dhammaadeen, kuwo kalena dhismahoodu socdo. Warkan oo faahfaahsan ka dawo Muuqalkan

Wasiirka Maaliyadda oo furay Kulanka Qiimeynta iyo Abaal-marinta Waaxaha Dakhliga Kastamada iyo Cashuuraha Barriga

Comments Off on Wasiirka Maaliyadda oo furay Kulanka Qiimeynta iyo Abaal-marinta Waaxaha Dakhliga Kastamada iyo Cashuuraha Barriga
Wasiirka Maaliyadda oo furay Kulanka Qiimeynta iyo Abaal-marinta Waaxaha Dakhliga Kastamada iyo Cashuuraha Barriga

Hargeysa (SM)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland, ayaa maanta Furay Kulan ku saabsan Qiimaynta Iyo Abaalmarinta Waaxaha Dakhliga ee Kastamadda iyo Cashuuraha Barriga ee wasaaraddaas. Warkan oo faahaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose

Continue reading …

Warbixin” Turkiggu wuxuu ku talaabsaday horumar balaadhan oo dhinaca Warshadaynta Hubka ah ”.

Comments Off on Warbixin” Turkiggu wuxuu ku talaabsaday horumar balaadhan oo dhinaca Warshadaynta Hubka ah ”.
Warbixin” Turkiggu wuxuu ku talaabsaday horumar balaadhan oo dhinaca Warshadaynta Hubka ah ”.

” Turkiggu wuxuu ku talaabsaday horumar balaadhan oo dhinaca Warshadaynta Hubka ah ”. warshadaha difaaca ee Turkiga waxay bartilmaameedsanayaan sanadka 2023 $ 27 bilyan oo doolar, $ 10 bilyan oo ay dhoofiyaan iyo shaqaalaynta warshadaha difaaca oo gaadha qiyaastii 80,000 oo qof, sida uu sheegayo Ismaaciil Demir oo ah , gudoomiyaha Warshadaha Difaaca ee Madaxtooyadda […]

Continue reading …

XOGTA: Markabka Dagaal ee Turkey Badda ku deynayo Maanta & guusha Warshadaha Turkey-ga ay gaareen

Comments Off on XOGTA: Markabka Dagaal ee Turkey Badda ku deynayo Maanta & guusha Warshadaha Turkey-ga ay gaareen
XOGTA: Markabka Dagaal ee Turkey Badda ku deynayo Maanta & guusha Warshadaha Turkey-ga ay gaareen

XOGTA: Markabka Dagaal ee Turkey Badda ku deynayo Maanta & guusha Warshadaha Turkey-ga ay gaareen Salaanmedia/Harggaysa

Continue reading …

Garnaqsi Runta loogu sheegay Soomaaliya iyo Meeqaamka Dowladnimo ee Somaliland dheertahay

Comments Off on Garnaqsi Runta loogu sheegay Soomaaliya iyo Meeqaamka Dowladnimo ee Somaliland dheertahay
Garnaqsi Runta loogu sheegay Soomaaliya iyo Meeqaamka Dowladnimo ee Somaliland dheertahay

Garnaqsi Runta loogu sheegay Soomaaliya iyo Meeqaamka Somaliland Dheertahay – Waa Gabay la magac-baxay Odoros oo uu Sannadkii hore dhammaadkiisii tiriyey Abwaan Maxamed Aw-Cali Cartan (Hal-deeq).

Continue reading …

Daawo: shaacinta iyo caleema saarka caaqil Yasiin Ahmed ( Yasiin farascade) oo ka mid noqon doona cuqaasha Beesha Sacad Yoonis.

Comments Off on Daawo: shaacinta iyo caleema saarka caaqil Yasiin Ahmed ( Yasiin farascade) oo ka mid noqon doona cuqaasha Beesha Sacad Yoonis.
Daawo: shaacinta iyo caleema saarka caaqil Yasiin Ahmed ( Yasiin farascade) oo ka mid noqon doona cuqaasha Beesha Sacad Yoonis.

Daawo: shaacinta iyo caleema saarka caaqil Yasiin Ahmed ( Yasiin farascade) oo ka mid noqon doona cuqaasha Beesha Sacad Yoonis. Salaanmedia/Hargaysa

Continue reading …

Daawo:Beel Degta Gobolada Togdheer Iyo Sanaag Ayaa Ku Baaqay Shirwayne Ay Isugu Iman Doonaan

Comments Off on Daawo:Beel Degta Gobolada Togdheer Iyo Sanaag Ayaa Ku Baaqay Shirwayne Ay Isugu Iman Doonaan
Daawo:Beel Degta Gobolada Togdheer Iyo Sanaag Ayaa Ku Baaqay Shirwayne Ay Isugu Iman Doonaan

Beel Degta Gobolada Togdheer Iyo Sanaag Ayaa Ku Baaqay Shirwayne Ay Isugu Iman Doonaan Salaanmedia/Burco

Continue reading …

Fannaankii Beddelay Maxamed Axmed Kuluc (AHU) oo Hargeysa ka Hilaacay iyo Heestii Ha Ku Daalin Jeedaal

Comments Off on Fannaankii Beddelay Maxamed Axmed Kuluc (AHU) oo Hargeysa ka Hilaacay iyo Heestii Ha Ku Daalin Jeedaal
Fannaankii Beddelay Maxamed Axmed Kuluc (AHU) oo Hargeysa ka Hilaacay iyo Heestii Ha Ku Daalin Jeedaal

  Daawo Muuqaalka Hees u lahaan jiray Fannaankii Caanka ahaa ee Allah ha u naxariistee Maxamed Axmed Kuluc oo uu qaadayo Fannaanka Da’yar ee Khaalid Dhoobo ka tirsan Kooxda Dayax Band oo ka dhisan magaalada Hargeysa

Continue reading …

Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Agabbar oo Xilka la wareegay iyo Ballan-qaad uu sameeyey

Comments Off on Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Agabbar oo Xilka la wareegay iyo Ballan-qaad uu sameeyey
Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Agabbar oo Xilka la wareegay iyo Ballan-qaad uu sameeyey

Agabbar (SM)- Guddoomiyaha Cusub ee degmada Agabbar Idiris Jaamac Xasan, ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay Guddoomiyihii hore ee Degmadaas Axmed Aadan Cumar. Munaasibadda xil-wareejinta labada masuul oo ku qabsoontay xarunta Dowladda Hoose ee degmada Agabbar oo ka tirsan gobolka Gabiley, waxa ka qayb-galay guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Gabiley, xildhibaanno ka socday maamulka degmada […]

Continue reading …

Daawo:Xogta Dahsoon Xiisadda Xuduuda Sudan & Itoobiya oo sii xumaatay..

Comments Off on Daawo:Xogta Dahsoon Xiisadda Xuduuda Sudan & Itoobiya oo sii xumaatay..
Daawo:Xogta Dahsoon Xiisadda Xuduuda Sudan & Itoobiya oo sii xumaatay..

Xogta Dahsoon Xiisadda Xuduuda Sudan & Itoobiya oo sii xumaatay  Salaanmedia/Hargaysa

Continue reading …

Balqiis Daahir Waxay Kamid Tahay Gabdhaha Ku Shaqeeya Nashqadaynta Guryaha iyo Magaalooyinka

Comments Off on Balqiis Daahir Waxay Kamid Tahay Gabdhaha Ku Shaqeeya Nashqadaynta Guryaha iyo Magaalooyinka
Balqiis Daahir Waxay Kamid Tahay Gabdhaha Ku Shaqeeya Nashqadaynta Guryaha iyo Magaalooyinka

Balqiis Daahir Waxay Kamid Tahay Gabdhaha Ku Shaqeeya Nashqadaynta Guryaha iyo Magaalooyinka  Salaanmedia/Hargaysa

Continue reading …

Ethiopia, Djibouti ink joint Cargo and freight transportation agreement

Comments Off on Ethiopia, Djibouti ink joint Cargo and freight transportation agreement
Ethiopia, Djibouti ink joint Cargo and freight transportation agreement

Walta Friday January 22, 2021 Ethiopian Airlines and the Djibouti Ports and Free Zones Authority (DPFZA) have agreed to launch a freight transport service. The agreement aimed to facilitate a smooth and efficient transition of goods in Africa. The agreement anticipates expedited Cargo and freight transportation of more than 400,000 tons of items from China […]

Continue reading …

Daawo:Sidee ayay u socotaa carwo ganacsiyeedka 9 aad ee Somaliland oo maalintii 3 aad Burco ka socota

Comments Off on Daawo:Sidee ayay u socotaa carwo ganacsiyeedka 9 aad ee Somaliland oo maalintii 3 aad Burco ka socota
Daawo:Sidee ayay u socotaa carwo ganacsiyeedka 9 aad ee Somaliland oo maalintii 3 aad Burco ka socota

Sidee ayay u socotaa carwo ganacsiyeedka 9 aad ee Somaliland oo maalintii 3 aad Burco ka socota  Salaanmedia/Hargaysa

Continue reading …

Daawo:Muxaadaradda todobaadka..Iimaanka waxyaabaha xoojiya Shiikh Siciid Raage..

Comments Off on Daawo:Muxaadaradda todobaadka..Iimaanka waxyaabaha xoojiya Shiikh Siciid Raage..
Daawo:Muxaadaradda todobaadka..Iimaanka waxyaabaha xoojiya Shiikh Siciid Raage..

Daawo:Muxaadaradda todobaadka..Iimaanka waxyaabaha xoojiya Shiikh Siciid Raage..  Salaanmedia/Hargaysa

Continue reading …

Shirkadda Socdaalka ee Sahal oo carwada 9aad ee Somaliland ku soo bandhigtay adeegyada ay bixiso

Comments Off on Shirkadda Socdaalka ee Sahal oo carwada 9aad ee Somaliland ku soo bandhigtay adeegyada ay bixiso
Shirkadda Socdaalka ee Sahal oo carwada 9aad ee Somaliland ku soo bandhigtay adeegyada ay bixiso

Shirkadda Socdaalka ee Sahal oo carwada 9aad ee Somaliland ku soo bandhigtay adeegyada ay bulshada u qabato.  

Continue reading …

Warbixin laga diyaariyey Wax-qabad Muuqda oo Murashax Maxamed Cabdilaahi Bookh ka geystay Gobolka Gabiley

Comments Off on Warbixin laga diyaariyey Wax-qabad Muuqda oo Murashax Maxamed Cabdilaahi Bookh ka geystay Gobolka Gabiley
Warbixin laga diyaariyey Wax-qabad Muuqda oo Murashax Maxamed Cabdilaahi Bookh ka geystay Gobolka Gabiley

Hargeysa (SM)- Halkan waxaanu idiinku soo gudbinaynaa Warbixin Muuqaal ah oo laga diyaariyey doorka Wax-qabad ee uu magaalada Gabiley ka fuliyey Murashax Maxamed Cabdilaahi Bookh oo u taagan tartanka doorashada Golaha Wakiillada oo loo muddeeyey inay dalka ka qabsoomi doonto 31-ka Bisha May ee sannadkan 2021-ka.

Continue reading …

Daawo:Barnaamij gaar ah:- Saamayntu xayiraada uu Ingiriisku ku soo rogay socdaalka

Comments Off on Daawo:Barnaamij gaar ah:- Saamayntu xayiraada uu Ingiriisku ku soo rogay socdaalka
Daawo:Barnaamij gaar ah:- Saamayntu xayiraada uu Ingiriisku ku soo rogay socdaalka

Daawo:Barnaamij gaar ah:- Saamayntu xayiraada uu Ingiriisku ku soo rogay socdaalka Salaanmedia/London

Continue reading …

Daawo:Waxaa koru kac ku yimi kala iibsiga xoolaha ee Sayladda xoolaha Burco Faysal Fifa oo ka warbixiyey..

Comments Off on Daawo:Waxaa koru kac ku yimi kala iibsiga xoolaha ee Sayladda xoolaha Burco Faysal Fifa oo ka warbixiyey..
Daawo:Waxaa koru kac ku yimi kala iibsiga xoolaha ee Sayladda xoolaha Burco Faysal Fifa oo ka warbixiyey..

Daawo:Waxaa koru kac ku yimi kala iibsiga xoolaha ee Sayladda xoolaha Burco Faysal Fifa oo ka warbixiyey..  Salaanmedia/Burco

Continue reading …

Shirkada Haas Ayaa bandhiga carwada Burco Ku Soo bandhigtay Adeegyada Ay Bixiso

Comments Off on Shirkada Haas Ayaa bandhiga carwada Burco Ku Soo bandhigtay Adeegyada Ay Bixiso
Shirkada Haas Ayaa bandhiga carwada Burco Ku Soo bandhigtay Adeegyada Ay Bixiso

Shirkada Haas Ayaa bandhiga carwada Burco Ku Soo bandhigtay Adeegyada Ay Bixiso  Salaanmedia/Burco

Continue reading …

Dibad bax looga soo horjeedo Dilka Gudoomiyihii Dagmada Hodan ayaa ka dhacay Muqdisho

Comments Off on Dibad bax looga soo horjeedo Dilka Gudoomiyihii Dagmada Hodan ayaa ka dhacay Muqdisho
Dibad bax looga soo horjeedo Dilka Gudoomiyihii Dagmada Hodan ayaa ka dhacay Muqdisho

Dibad bax looga soo horjeedo Dilka Gudoomiyihii Dagmada Hodan ayaa ka dhacay Muqdisho  Salaanmedia/Moqdisho

Continue reading …
Page 1 of 1444123Next ›Last »