Maraykanka Oo Lagu Soo Bandhigay Dagaallada Somaliland Lagu Soo Qaaday iyo Meelaha Laga Soo Galay

Safiirka Somaliland u qaabilsan Woqooyiga Ameerica, ayaa gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka kulan kula qaatay Jaaliyadda JSL ee dalkaas, waxaanu kulankaas ka jeediyey khudbad uu ku soo bandhigay Guulaha Somaliland ka gaadhay siyaasadda Arrimaha Dibadda iyo sababihii keenay.