Garyaqaan Ceydiid Ilko Xanaf oo amar adag kusoo rogay Idaacadaha Dalka ka howl gala(Mogdisho) (A akhriso Warqad kasoo baxay)

Caydiid

Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Dalka Garyaqaan Ceydiid ilko Xanaf ayaa amar adag kusoo rogay Idaacadaha ka howl gala Magaalada Muqdisho waxa uuna ku amray Idaacadaha in aysan tabin Karin wax war ah oo ku aadan Dacwad u dhaxeysa Maxamuud Cali Shire iyo Dowlada Hoose.

Sidoo kale Maalmahaan Ayaa waxaa Magaalada Muqdisho ka socdo Boob aad u Xoogan oo lagu Hayo dhulka Banaan ee ku Yaal Hareeraha Magaalada Muqdisho Waxaana Inta Badan Xoog ku Qaadanaya Ganacstaada Soomaaliyeed oo Kaashanaya Maxkamadda Gobalka Banaadir oo Xukun Kasta u Goyso Sida ay ayaga Rabaan

Bal aqriso Nuqulka uu soo Saaray Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Dalka Abuu kaate Ceydiid ilko Xanaf..

Salaanmedia/Mogdisho