saamaynta dawladnimada iyo nolosha dadweynaha.

Habiil

Waxaan salaan uwada dirayaa dhamaan akhristayaasha salaanmedia oo ah mareegta uwarka badanleh ee geeska afrika inta af somaliga  kuhadasha aadna uga waranta dhamaan inta ay somalidu degto ee geeska afrika, waxaan marwalba isku deynaa inaan usoo gudbino akhristayaasha maqaaladayada iyo warar hufan oo sax ah dhamaantoodna cadaymo sawiro ah oo digitala wata, hadaba maanta waxaan kawaramaynaa saamaynta dawladnimadu ay kuyeelato horumarka bulshada iyo sida dawlada hadii lafahmo ay uag faaidaystaan dadka haysta maamulka ama madaxda ka ah,  waxaa aad mar walba kudhex arkaysaa meelaha siyaasada dad aad moodo inay iyaga mooyee cidkale inay wax xukunto aanay ahayn waayo waxay dhadahansadeen dawlada faaidadeeda qaab qabiil ayaana lagu naas nuujin jiray oo ay wax ku heli jireen tusaale ahaan waxaad arkaysaa qabaailka somalida qaarbaa ku dhinta inay safaaradaha somaliya aan laga badsanin  sababta waa maxay? safaaradaha waxaa loo isticmaalaa xidhhidhka caalamiga ah ee aduunka dhaqaale ahaan iyo tacliin ahaana waa looga faaideeyaa wadamada aan hore umarsanayn laakiin somalida qabyaalad iyo musuq maasuqeedaa ayaa sababijiray faa idada safaaraduhu inay ku koobnaato ninka meesha kashaqeeya iyo dadka qabiilkiisa ah ee uu rabo iuu wax taro, waxaa layaableh sidii somalidu dawladnimada uheshayba waxaa aad uag faaidaysan jiray wax barashada dawladaha ay bixiyaan iyo mucaawinooyinka lasoo qaadaba dad gaara oo aan somalinimo iyo walaaltinmo toona xeerin jirin maanatana wixii ay barteen uhanqal taagaya taasaa keenaysa in qabiil walba raadiyo kakale inuu iska riixo waxaan jeclaanlahaa in qof walba oo soomali ah inuu ogaado in aduunku uu inaga badanyahay hadii aynu ukala shaqo tagnana aynaan isu bahanaynin laakiin xaasidnimo iyo kakale yaanu wax noqonin ay halkaas inawada dhigtay oo dhibka ugu weyn ee haysta umada somaliyeed, waxaa aad iiga yaabiyey somaliya safaradheeda raga safiirada ka ah iyo qunsuliydahaba waxay kumashquulaan sidii ay uga faaidaysan lahaayeen dantooda gaarka ahna ugaadhi lahaayeen ama qabiilkooda wax uga tari lahaayeen, meeday shaqadii qaranka somaliyeed loo hayey yaa masuul ka ah kuwa dulman ee aan helin xaqoodii ay kulahaayeen diblomaasiyiinta dalka matasha? waxaan aad uga yaabay ilaa iyo dawladii milateriga ahayd waxaa kajirtay isqbsi safaradaha dalka laysku ahysto cida yeelanaysa safiirka ufadhiya dawladaha lacaga bixiya ee khaliijka iyo kuwa ganacsiga iyo wax barashada kuwanaagsan oo lagu dagaalami jiray hab qabiil, hadii aad tahay qabiilka madaxweynaha markaas dalka haystana waxaad raadinaysaa inaad wax loos imanyahay aad gaar uqaadato iyadoo dadkii somaliyeedna kaqatanyihiin taasaa keenaysa kalsooni darada dalka kajirta xaga maamulka inaan lays aaminin maxaa yeelay dhaca xaga jagooyinka dawlada ayaa aad ubadnaa, waxaa dhici jirtay in dalka safiirada dalalka dhaqaalaha badan leh ay qaadanjireen qoyska madaxweynaha amaba dad qabiil ahaan kudhaw xaga kuwaasoo aan kaxishoonjiri boob ka dhaqaalaha iyo wax barashada dalalkaas laga helo waxaana tusale kuu ah dawladii milateriga ahayd qabiilka {DAAROOD} waxay lahaayeen in kabadan 78 qunsuliyadood, 50 safiir iyo 12 wasiir halka qabiilka {DIRKU }  ay ka lahaayeen 2 wasiir  iyo 3 safiir oo kaliya, waxaana dalka somaliya gudihiisa iyo geeska afrikaba badan DIRKA  oo dega xuduudka ereteriya diridhabe, herer, jigjiga ilaa iyo mooyaale,nagaile ,doolo, hiiraan, jubooyinka, marsabed,yaanyuuki, isyaloo,

shabeelooyinka,somaliland iyo puntlandba iyagoo inataas oo dhan deegaan kuleh ayaa dhulkoodii iyo dadkoodiiba waxaa loo isticmalay dawladii talyaaniga, iyo daaroodkii lashaqaysanayey talyaaniga ee kadanbeeyey taariikhda madaw ee dirka loo sameeyey in laburburiyo waqooyi galbeed si loobaabiiyo awooda hartay ee dirka waa isaaq waxaa la adeegsaday xitaa dirkii waqooyi sida gadbuursiga oo loo bixiye YUUSU DAAROOD waxyaabaha laga sameeyey dalka lama soo koobi karo dhinaca konureed biyomaal oo dhulkii uu daganaa lagu habsaday la iskuna dayey in laga boobo jubooyinka, waday cali madaxweyne oo gaala madaw lagu sheegay, booran cali madaxweyne oo iyagan oromo lagu sheegay, dhulkii ay daganaayeen ee jubooyinkana gaalo yurub katimid loo soo kaxaystay taariikhdaa madaw eee somaliya dadkii sameeyey ayaa maantana raba inay soo hogaamiyaan kenya oo dalkeenii ugu quruxda badnaauguna nimcada badnaa raba inay cadaw gacanta ka galiyaan kuna doodaya xaqbaanu uleenahay inaan qabiil ahaan dhulkan boobno waayo dadkii lahaa ayaanu kakacsanay oo ah qabiilka DIRKA layidhaahdo somali ninka walaalka usoo dhawaysta doqon bay moodaan laakiin kaxbada ladhaca libaaxbay uyaqaanin sidaa daraadeed waxaa lajooga xiligii layska dhicin lahaa kuwa aan kaxishoonayn xaqdarada inay mar walba raadiyaan oo waxaanay lahayn kumurmaan.

Habiil Cabdi Haybe

London