Fu’aad Shangole Oo Ka Bad-Baaday Dil Axmed Godane La Damacsanaa.

Fuaad_Shangole-60x45

Waxa barayahani danbe Khilafkii ugu Xogaana Ka Dhex tagnaa Hogaamiyaha Kooxda Al-shabaab Axmed Godane Iyo Fu’ad Shangole Oo U Qaabilsanaa Kooxda Al-shabaab Dhanka Maxkamadaynta Iyo waliba Rajminta ,Iyadoona Khilafkani Ka Bilamay kadib Dilkii Hogaamiyaal sare Oo Al-shabab ka Mida.

Wararka Anu helayno ayaa Sheegaya Inuu Axmed Godane Guud Ahaan kala Wareegey Fu’ad Shangoole Ilaalada Garka Ahayd Iyo waliba Hubkii Iyadoona Lasheegayo Inuu Jiro Tuhun Ka Qaarajinta Hogaamiyahani ee axmed Godane la damacsanaa.

Tan Iyo markii Hogaamiyaha Kooxda Al-shabaab Axmed Godane Horay U diley sarakiil ka Tirsan Ururka Al-shabaab Ayaa Fu’ad Shangoole siweyn U Diidana waxana Uu Guud Ahaan Joojiyey Ka Hadalka Arimahani,Iyo Dilka Hogaamiyaashaasi.

Waxana Wararka Sheegayaan In Guud Ahaan Ilaaladii Gaar ka Ahaa Uu la waregey Axmed godane isagoona Dul Dhigay Qaar ka Mida ciidamada Amniyadka Oo uusan Aqoon Sida U Weyn U Lahyaqn lakiin Dusha Kala Soconaya Dhaq Dhaqaqyada Fu’ad Shangoole.

Inta Badan Baaburta Dagaalka Ee Fu’ad Shangoole Ayuu Amray in lala wareego Ayna Ciidamada Amniyadka badhitaan Ku sameeyaan Inuu Fu’ad Shangoole magan yahay Inuu Isaga Baxo Guud ahaan kooxdani,waxana Arin tani tahay Mid ka mIda Qaabkii uu ku diley Hogaamiyaal Al-shabaab Magac Ku Leh:

Salaanemdia/Mogdisho