Daawo Muqaal..Wariyaha Caanka ah Raage Oomar oo fariin usoo diraaya shacabka reer Soomaaliland waa maxay fariintu?

Raage Oomaar oo ah Wariye caana oo aad loo yaqaano waxa uu xarunta ITV  ee London oo uu ka shaqeeyo fariin muqaal ah oo uu u soo diray shacabka reer Soomaaliland meelkasta oo ay joogaan fariintaas oo uu ku tageeraayo Somaliland National Library.

Fadlan Daawo Muqaalkan.