DAAWO VIDEO: WARIYE CADAAN AH OO SOO BANDHIGAY DHACDO NAXDIN LEH OO KU DHACDAY GABADH SOOMAALIYEED

Gabadh Soomaaliyad ah oo ku nool Wadanka Mareykanka ayaa dhacdo xanuun badan ku qabsatay xili ay booqasho ku joogtay Qaarada Afrika waxayna ka sheekeyneysaa arin laga naxo oo qabsatay iyo waxyaabaha Ay Soo Martay.

Sidoo kale waxay Soo Bandhigtay Muuqaal iyo Sawiro Laga Qaaday Xiligii Dhacdada Xanuunka Badan Ay ku Haleeshay Qaaraada Africa oo Ay Booqasho ku Timid.

HALKANI KA DAAWO VIDEO