DHAGAYSO Ismaaciil Buubaa Oo Ka Hadlay Wadahadalada U Dhexeeya Somaliland Iyo Somaliya & Magacaabista R/wasaraha Cusub

Buubaa

 

Jan 8, 2014 Muqdisho(SM) – Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa ka hadlay arimo dhowr ah oo ku saabsan Wada hadaladii u dhexeeyay Somaliland iyo dowladda Federaalka Soomaaliya oo dhawaan la filayay markale inuu ka furmo dalka Turkiga wajigii saddexaad ee wada hadaladii u dhexeeyay dhinacyada Somalida. Wuxuu sheegay Mr Buubaa wada hadaladaasi inay yihiin kuwa u dhexeeya dad tuhun badan ku kala dhex jiro isla markaana la doonayo in talada loo badsado.

HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO

Salaanmedia/Hargaysa