Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro Iyo Dhamaan xisbiga Waddani Oo tacsi u diraya Qoyskii Iyo Qaraabadii Yaasiin Xaaji Ismaaciil Jirde

Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro Iyo Dhamaan xisbiga Waddani Oo tacsi u diraya Qoyskii Iyo Qaraabadii Yaasiin Xaaji Ismaaciil Jirde

waddani

April 15, 2014 

Gudoomiyaha Golaha Baarlaamnka somaliland ahna gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), Xildhibaan Ibraahim Rayte, Xildhibaan Naasir Cali Shire, Xildhibaan Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed Jama , Axmed Xuseen Fagaash iyo dhamaan xubnaha Hogaanka sare, Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, Laamaha Dibadda iyo taageerayaasha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI waxay iyagoo ka tiiraanyeysan tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii Marxuum Yaasiin Xaaji Ismaaciil Jirde.

 

Waxaanu Eebe uga baryayna innu jannadii fardowsa ka waraabiyo dhamaan qoyskiisii iyo qaraabadi iyo qaranka somalilandba uu ka baxay Marxuum Yaasiin Xaaji Ismaaciil Jirde uu  samir iyo iimaan ka siiyo, aamin aamiin .

Xisbiga Waddani UK