Taageerayaasha Xisbiga WADDANI ee Burco oo Soo Dhaweyntii Shalay Ka Dib Kulan-weyne Ballaadhan oo Casho Sharafeed ah u Sameeyey Weftigii Murashax Cirro[+SAWIRO]Friday September 15, 2017 –

IMG_3297Taageerayaasha Xisbiga WADDANI ee Burco oo Soo Dhaweyntii Shalay Ka Dib Kulan-weyne Ballaadhan oo Casho Sharafeed ah u Sameeyey Weftigii Murashax Cirro[+SAWIRO]Friday September 15, 2017 –

Burco(SM)-Taageerayaasha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ee ku nool magaalada Burco, ayaa ka dib soo dhaweyntii ballaadhneyd ee ay shalay u sameeyeen weftigii uu hoggaaminaayey Murashax Cirro, waxa ay sida oo kale na ay habeenkii xalay ahaa u sameeyeen kulan-weyne ballaadhan oo ay casho sharafeed ugu sameynaayeen weftigaasi.

Kulankan oo ka dhacay hotel Kaafi ee Burco, ayaa waxa ka soo qeyb-galay Murashaxa Madaxweynaha WADDANI, Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka, Hoggaamiyaha Xisbiga iyo weli ba sida oo kale madaxda Xisbiga ee heer qaran iyo heer gobal.

DAAWO, Sawirada Warkaas,IMG_3298 IMG_3299 IMG_3300 IMG_3301 IMG_3302 IMG_3303 IMG_3304 IMG_3305 IMG_3306 IMG_3307 IMG_3308 IMG_3309 IMG_3310 IMG_3311