Beelweynta Gabooye ee ku dhaqan caasimadda Somaliland Hargeysa oo si weyn uga dhex muuqday tageero balaadhana la garab taagan Xisbiga isbedeldoonka Waddani.11.11.17
Waxa shalayto Beelweynta Gabooye ee ku dhaqan dhamaan Dalka Somaliland gaar ayaan caasimadda Somaliland ay soo bandhigeen cududooda ay ku dhex leeyihiin shacabka Somaliland,Waxa ka dhex muuqday aqoonyahanka,Salaadiinta,Haweenka Iyo Dhalinyarada ay tageero la garab taagan yihiin. Sidii guusha u hanan lahaa xisbiga Waddani.
Salaanmedia/Hargeysa