DEG DEG:- Gudoomiya Shirkadda Telesom Oo ku Guuleystay Abaalmarinta ugu Saraysa Dhinaca Technology-ga ee Qaaradda Africa.
Gudoomiyaha Shirkadda Telesom Cabdikariim Maxamed Iid ayaa Caawa Lagu Gudoonsiiyay Dalka South Africa Bilada ugu Sareysa Dhinaca Technology-ga ee Qaaradda Africa Ee Sanadkan 2018 ka Waxay aheyd markii u horeysay ee gudoomiyaha shirkada Telesom u Tartamo Abaalmarintan Africacom.
Warbixinta oo Dhameystiran iyo Muuqaalada Ayaan idiin Soo Gudbin Doonaa Goordhaw isha Ku haya .
runtii gudoomiyaha Shirkada Telesom Mudane Cabdi/Kariim maxamed Iid waxaa uu muujiyay dadaal waxaanu sumcad usoo hooyay qarankii Somaaliland.
Salaanmedia/Hargeysa